• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Saturday, May 17, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Wafdi kale oo ka socda Guddiga Doorashada heer Federaal oo gaaray Kismaayo

Dalsan Editor by Dalsan Editor
July 25, 2021
in Warar, Wararka Idaacadda
Reading Time: 1 min read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG-ka ah ee Maamulka Jubbaland ayaa waxaa Maanta mar kale halkaas gaaray wafdi ka socda Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Federaal oo ka baxay Magaalada Muqdisho.

Wafdiga Guddiga iyo xubno la socday ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Kismaayo kusoo dhaweeyay Guddiga hirgelinta doorashooyinka Jubbaland iyo Mas’uuliyiin kale, kuwaasi oo loo galbiyay dhinaca Xarunta Madaxtooyada.

Guddigaan doorashooyinka heer Federaal ayaa waxaa ay kulamo kala duwan la qaadan doonan qaybaha kala duwan ee ururada bulshada rayidka Jubbaland iyo Madaxda maamulka, iyagoona kala hadli doona doorashada.

Shalay ayaa waxaa Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose gaaray Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Maxamed Xasan Cirro iyo wafdi uu hoggaaminayay, isla markaana halkaas ka wada dardar-gelinta doorashada Aqalka Sare.

Doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka oo Maanta lagu waday inay ka bilaabato dalka ayaa waxaa markii saddexaad ku yimid dib u dhac, waxaana Maamulka Jubbaland uu hadda wadaan diyaar garoow ku aadan doorashada.

Previous Post

Maamul Goboleedkii labaad oo magacaabay Guddiga Doorashada Aqalka Sare

Next Post

Xildhibaano Baarlamaan oo loo qeybiyay lacag ay ku iibsadaan Gawaarida raaxada

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Xal u Helidda Qaza oo Qodob Muhiim ah ka ah Shirka Jaamacadda Carabta oo ay somaliya ka qeyb galeyso
Caalamka

Xal u Helidda Qaza oo Qodob Muhiim ah ka ah Shirka Jaamacadda Carabta oo ay somaliya ka qeyb galeyso

May 17, 2025
Ciidamada Xoogga iyo Daraawiishta K/Galbeed oo Howlgal Ka Fuliyay Baraawe Duleedkeeda
Warar

Ciidamada Xoogga iyo Daraawiishta K/Galbeed oo Howlgal Ka Fuliyay Baraawe Duleedkeeda

May 17, 2025
Dhimasho iyo Dhaawac Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Meel u Dhow Garoonka Baraawe
Warar

Dhimasho iyo Dhaawac Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Meel u Dhow Garoonka Baraawe

May 17, 2025
Dagaal Culus oo Xalay Ka Dhacay Deegaanno Ka Tirsan Shabeellaha Dhexe
Warar

Dagaal Culus oo Xalay Ka Dhacay Deegaanno Ka Tirsan Shabeellaha Dhexe

May 17, 2025
Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray
Warar

Jubbaland: Xukun Kaligiitalisnimo ah iyo Amni Daro Ayaa Dalka Soo Food Saaray

May 15, 2025
Golaha Shacabka oo Ka Shiray Ajendeyaasha Kalfadhiga
Warar

Golaha Shacabka oo Ka Shiray Ajendeyaasha Kalfadhiga

May 15, 2025
Next Post

Xildhibaano Baarlamaan oo loo qeybiyay lacag ay ku iibsadaan Gawaarida raaxada

Somali Ambassador Attends Inauguration of Garissa Cultural Festival in Kenya

Somali Ambassador Attends Inauguration of Garissa Cultural Festival in Kenya

by Liban
May 17, 2025
0

GARISSA, Kenya – The Somali Ambassador to Kenya, Ambassador Jabril Ibrahim Abdulle, participated in the opening events of the Garissa...

Xal u Helidda Qaza oo Qodob Muhiim ah ka ah Shirka Jaamacadda Carabta oo ay somaliya ka qeyb galeyso

Xal u Helidda Qaza oo Qodob Muhiim ah ka ah Shirka Jaamacadda Carabta oo ay somaliya ka qeyb galeyso

by Ilhaan
May 17, 2025
0

Magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq ayaa maanta martigelineysa meertada 34-aad ee shirka Jaamacadda Carabta, iyadoo la filayo in diiradda lagu...

Ciidamada Xoogga iyo Daraawiishta K/Galbeed oo Howlgal Ka Fuliyay Baraawe Duleedkeeda

Ciidamada Xoogga iyo Daraawiishta K/Galbeed oo Howlgal Ka Fuliyay Baraawe Duleedkeeda

by Ilhaan
May 17, 2025
0

 Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa Daraawiishta Koonfur Galbeed ayaa saacadihii la soo dhaafay fuliyay howlgal qorsheysan oo ka...

Crisis in Gaza Ignites Arab League Summit in Baghdad

Crisis in Gaza Ignites Arab League Summit in Baghdad

by Liban
May 17, 2025
0

BAGHDAD – Leaders from across the Arab world convened in Baghdad on Saturday for the 34th Arab League Summit, with...

Somali Ambassador Attends Inauguration of Garissa Cultural Festival in Kenya
English News

Somali Ambassador Attends Inauguration of Garissa Cultural Festival in Kenya

May 17, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Xal u Helidda Qaza oo Qodob Muhiim ah ka ah Shirka Jaamacadda Carabta oo ay somaliya ka qeyb galeyso
Caalamka

Xal u Helidda Qaza oo Qodob Muhiim ah ka ah Shirka Jaamacadda Carabta oo ay somaliya ka qeyb galeyso

May 17, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Ciidamada Xoogga iyo Daraawiishta K/Galbeed oo Howlgal Ka Fuliyay Baraawe Duleedkeeda
Warar

Ciidamada Xoogga iyo Daraawiishta K/Galbeed oo Howlgal Ka Fuliyay Baraawe Duleedkeeda

May 17, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Crisis in Gaza Ignites Arab League Summit in Baghdad
English News

Crisis in Gaza Ignites Arab League Summit in Baghdad

May 17, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Interior Minister Chairs Third National Steering Committee Meeting on Civil Registration Progress
English News

Interior Minister Chairs Third National Steering Committee Meeting on Civil Registration Progress

May 17, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Turkey Reinforces Military Support to Somalia: “We Stand with Somalia in the Fight Against Terrorism”
English News

Turkey Reinforces Military Support to Somalia: “We Stand with Somalia in the Fight Against Terrorism”

May 17, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Somali Ambassador Attends Inauguration of Garissa Cultural Festival in Kenya
  • Xal u Helidda Qaza oo Qodob Muhiim ah ka ah Shirka Jaamacadda Carabta oo ay somaliya ka qeyb galeyso
  • Ciidamada Xoogga iyo Daraawiishta K/Galbeed oo Howlgal Ka Fuliyay Baraawe Duleedkeeda
  • Crisis in Gaza Ignites Arab League Summit in Baghdad

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00