Waa imisa Tiradda rasmiga ah ee ilaa hadda ku dhimatay Duulaanka Ruushka ee Ukraine?

Sida laga soo xigtay tirooyinka ugu dambeeyay ee Qaramada Midoobay, ilaa 1,207 oo rayid ah ayay dibaatooyin ka soo gaareen soo gaareen tan iyo markii uu bilowday duulaanka Ruushka ee Ukraine 24-kii Febraayo.

Qaramada midoobay ayaa sheegeysa in 406 qof ay dinteenn halka 800 oo kalena ay dhaawac meen.

Dhibaatooyinka ayaa waxaa ay inta badan ka dhasheen weerarada gantaaladda ah ee uu Ruushka la beegsaday magaalooyinka Ukraine.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor