• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Monday, June 23, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Ururka Suxufiyiinyta RSF oo cambaareeyey xarig loo geystay Suxufiyiin ka hawlgala Muqdisho.

Dalsan Editor by Dalsan Editor
December 22, 2015
in Warar
Reading Time: 2 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Qoraal ka soo baxay Ururka Suxufiyiinta aan Xuduudka Lahayn  ee Reporters Without Borders “RSF” ayaa lagu tilmaamay inuu Isbuucii hore u ahaa Suxufiyiinta Soomaaliyeed waxa loogu yeeray Toddobaadkii Madoobaa ee Saxaafadda Somalia.

Ururka Suxufiyiinta ee RSF oo uu Fadhigooda Dhexe ku yaallo caasimadda dalka Faransiiska ee Paris waxay sheegeen in Toddobaadkii hore 3 Saxafi lagu xiray magaalladda Muqdisho, isla markaana Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee ka qeyb galay Shirweynihii Wada-Tashiga Qaranka laga wada masaxay dhamaan codadkii iyo muuqaaladii ay ka soo duubeen Shirkaasi, waa sida ay sheegtay Hay’adda RSF.

Warbixinta RSF waxaa kaloo lagu sheegay in magaalladda Muqdisho lagu xiray 3 Weriye oo lagu kala magacaabo:- Abuubakar Maxamed Cali oo ka tirsan Idaacadda Star FM, Axmed Cumar Axmed oo ka tirsan Radio Shabelle iyo C/risaaq Cumar Axmed oo ah Saxafi Madax Bannaan.

Ururka Suxufiyiinta aan Xuduudka Lahayn  ee RSF waxay intaasi ku dartay in 2 Weriye la sii daayey, halka uu weli xiran yahay C/risaaq Cumar Axmed, kaasi oo aan weli la soo taagin Garsoorka.

Dhinaca kale, Madaxa Ururka RSF ee ugu qaabilsan Qaaradda Afrika, Cléa Kahn-Sriber ayaa ugu baaqday Madaxda Dowladda Somalia inay xushmeeyaan Xorriyadda Warbaahinta oo uu Dastuurka Qaranka damaanad qaaday, isla markaana la joojiyo Tacadiyadda loo geysanayo Suxufiyiinta.

Si kastaba ha ahaatee, dalkeenna Somalia waxa uu sannadkan Kaalinta 172-aad ka galay Qiimeynta Caalamiga ee Dhowrista Xuquuqda Suxufiyiinta, sida lagu soo bandhigay  Qiimeyn Sannadeedka Ururka Suxufiyiinta aan Xuduudka Lahayn ee Reporters Without Borders “RSF”.

©Radio Dalsan     

Previous Post

Ciiddanka Badda ee Libya oo soo badbaadiyey In ka badan boqol Tahriibayaal.

Next Post

Somali Kawaanleey ka ah Maraykanka oo joojiyey Shaqada, kadib, markii loo diiday Fasax ay ku tukadaan

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda Iran oo Wadahadallo Muhiim ah la Leh Madaxweynaha Ruushka
Warar

Wasiirka Arrimaha Dibadda Iran oo Wadahadallo Muhiim ah la Leh Madaxweynaha Ruushka

June 23, 2025
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Si Diirran Loogu Soo Dhaweeyay Caasimadda Algeria
Warar

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Si Diirran Loogu Soo Dhaweeyay Caasimadda Algeria

June 23, 2025
“Soomaaliya Oo Laga Saaray Liiska Askareynta Carruurta”
Warar

“Soomaaliya Oo Laga Saaray Liiska Askareynta Carruurta”

June 23, 2025
Axmed Madoobe iyo Saciid Deni oo kulan gaar ah ku yeelanaya Garoowe
Warar

Axmed Madoobe iyo Saciid Deni oo kulan gaar ah ku yeelanaya Garoowe

June 22, 2025
Soomaaliya iyo Kuwait oo ka wadahadlay Xaalada Siyaasada iyo amniga Gobolka
Caalamka

Soomaaliya iyo Kuwait oo ka wadahadlay Xaalada Siyaasada iyo amniga Gobolka

June 22, 2025
Duqeymo cirka ah oo lagu burburiyay saldhigyo Al-Shabaab ku lahaayeen Aadan Yabaal
Warar

Duqeymo cirka ah oo lagu burburiyay saldhigyo Al-Shabaab ku lahaayeen Aadan Yabaal

June 22, 2025
Next Post

Somali Kawaanleey ka ah Maraykanka oo joojiyey Shaqada, kadib, markii loo diiday Fasax ay ku tukadaan

Wasiirka Arrimaha Dibadda Iran oo Wadahadallo Muhiim ah la Leh Madaxweynaha Ruushka

Wasiirka Arrimaha Dibadda Iran oo Wadahadallo Muhiim ah la Leh Madaxweynaha Ruushka

by Ilhaan
June 23, 2025
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iran, Abbas Arakchi, oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Moscow ee dalka Ruushka, ayaa shaaciyay...

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Si Diirran Loogu Soo Dhaweeyay Caasimadda Algeria

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Si Diirran Loogu Soo Dhaweeyay Caasimadda Algeria

by Ilhaan
June 23, 2025
0

Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Yuusuf Maxamed Aadan, ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay...

“Soomaaliya Oo Laga Saaray Liiska Askareynta Carruurta”

“Soomaaliya Oo Laga Saaray Liiska Askareynta Carruurta”

by Ilhaan
June 23, 2025
0

Go’aankan ayaa si rasmi ah uga soo baxay Qaramada Midoobay, iyadoo lagu caddeeyay in Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed aysan wax lug...

Axmed Madoobe iyo Saciid Deni oo kulan gaar ah ku yeelanaya Garoowe

Axmed Madoobe iyo Saciid Deni oo kulan gaar ah ku yeelanaya Garoowe

by Ilhaan
June 22, 2025
0

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa gaaray magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal, halkaas oo uu kulan siyaasadeed...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Iran oo Wadahadallo Muhiim ah la Leh Madaxweynaha Ruushka
Warar

Wasiirka Arrimaha Dibadda Iran oo Wadahadallo Muhiim ah la Leh Madaxweynaha Ruushka

June 23, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Si Diirran Loogu Soo Dhaweeyay Caasimadda Algeria
Warar

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Si Diirran Loogu Soo Dhaweeyay Caasimadda Algeria

June 23, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
“Soomaaliya Oo Laga Saaray Liiska Askareynta Carruurta”
Warar

"Soomaaliya Oo Laga Saaray Liiska Askareynta Carruurta"

June 23, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Axmed Madoobe iyo Saciid Deni oo kulan gaar ah ku yeelanaya Garoowe
Warar

Axmed Madoobe iyo Saciid Deni oo kulan gaar ah ku yeelanaya Garoowe

June 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Soomaaliya iyo Kuwait oo ka wadahadlay Xaalada Siyaasada iyo amniga Gobolka
Caalamka

Soomaaliya iyo Kuwait oo ka wadahadlay Xaalada Siyaasada iyo amniga Gobolka

June 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Duqeymo cirka ah oo lagu burburiyay saldhigyo Al-Shabaab ku lahaayeen Aadan Yabaal
Warar

Duqeymo cirka ah oo lagu burburiyay saldhigyo Al-Shabaab ku lahaayeen Aadan Yabaal

June 22, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Wasiirka Arrimaha Dibadda Iran oo Wadahadallo Muhiim ah la Leh Madaxweynaha Ruushka
  • Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Si Diirran Loogu Soo Dhaweeyay Caasimadda Algeria
  • “Soomaaliya Oo Laga Saaray Liiska Askareynta Carruurta”
  • Axmed Madoobe iyo Saciid Deni oo kulan gaar ah ku yeelanaya Garoowe

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00