Wakaalladda Wararka Dowladda Iran ee IRNA ayaa sheegtay in ugu yaraan hal qof geeriyooday, saddex kalena ku dhaawacmeen Qarax Waaberigii hore ee saakayto ka dhacay meel ku dhow magaalladda Gonaveh ee Gobalka Busheher ee Koonfurta dalkaasi.
Guddoomiyaha magaalladda Gonaveh, Ali Paknejad ayaa u sheegay Wakaalladda Wararka IRNA inuu qaraxu ka dhashay dhuun nooca qaada Gaaska Dabiiciga, isla markaana ay baarayaan waxa sababay Qaraxaasi.
©Radio Dalsan