Nin hubeysan ayaa la sheegay inuu toogasho ka geysto dhowr goobood oo ka tirsan Degmadda RAANJOTEHAAMA oo ku taalla Waqooyiga Gobalka Kaliforniya.
Hadal ka soo baxay Boliska ayaa lagu sheegay in Toogashadaasi lagu dilay ugu yaraan 3 qof, laguna dhaawacay 10-kale, ka hor intaysan Boliska tooganin Ninkii geystay Weerarkaasi.dhinaca kale, TelefishinkaNBCÂ ayaa baahiyey inay Toogashadaasi salka ku hayso Khilaaf Gudaha, sida ay sheegeen Dadka deriska la ah Dhismayaasha ay toogashadu ka dhacday, ba;se Boliska weli ma xaqiijinin arrintaasi.