Hay’adda Transparency International ee qiimeysa Dalalka ka hufan Musuqa ee Calaamka ayaa soo sartay Warbixin-sannadeedkii 20116-ka, kaasi oo lagu soo bandhigay Heerka ay 176 Waddan kaga jiraan Hufnaanta Maamulka iyo dhanka Musuqa.
Warbixinta ayaa lagu xusay inay jiraan Hoggaamiyayaal aan lagula xisaabtamin Musuqa, kuwaasi oo ka faa’ideysta Xasaanadda ay huwan yihiin.
Qiimeynta Warbixinta waxaa lagu xusay in dalalka Denmark, New Zealand yihiin dalalka uu ka jiro musuqa ugu yar.
Waxaa kaloo dalalka ka nadiifka ah Musuqa ka mid ah Finland, Sweden, Switzerland iyo Norway.
Hay’adda Transparency International oo Xarunteeda dhexe ku taalo magaalladda Berlin ee dalka Jarmalka waxay kaloo soo bandhigtay dalalka aad musuqa badan ka jiro.
Lixda Waddan ee ugu hooseeya shaxdaasi ayaa kala ah: Somalia gashay Kaalinta 176-aad, South Sudan kaalinta 175-aad, Waqooyiga Kuurya kaalinta 174-aad, Syria Kaalinta 173-aad, Sudan iyo Yemen Kaalinta 170-aad.
Warbixinta ayaa ku soo beegantay, xilli ay Somalia ka dhaceen Doorashooyin ku lamaansanaa Musuqii ugu baahsanaa abid ee loo adeegsado Doorashooyinka, iyadoo ay dhaceen Musuq, Cod-iibsasho iyo Khilaaf Beeleed iyo Caga-jugleyn iyo Handadaad iyo Murashixiin kuraastooda laga boobay,
Halkan ka akhriso Qiimeynta Hay’adda Transparency International oo dhmaaystiran:-
1 Denmark
1 New Zealand
3 Finland
4 Sweden
5 Switzerland
6 Norway
7 Singapore
8 Netherlands
9 Canada
10 Germany
10 Luxembourg
10 United Kingdom
13 Australia
14 Iceland
15 Belgium
15 Hong Kong
17 Austria
18 United States
19 Ireland
20 Japan
21 Uruguay
22 Estonia
23 France
24 Bahamas
24 Chile
24 United Arab Emirates
27 Bhutan
28 Israel
29 Poland
29 Portugal
31 Barbados
31 Qatar
31 Slovenia
31 Taiwan
35 Botswana
35 Saint Lucia
35 Saint Vincent and the Grenadines
38 Cape Verde
38 Dominica
38 Lithuania
41 Brunei
41 Costa Rica
41 Spain
44 Georgia
44 Latvia
46 Grenada
47 Cyprus
47 Czech Republic
47 Malta
50 Mauritius
50 Rwanda
52 Korea (South)
53 Namibia
54 Slovakia
55 Croatia
55 Malaysia
57 Hungary
57 Jordan
57 Romania
60 Cuba
60 Italy
62 Sao Tome and Principe
62 Saudi Arabia
64 Montenegro
64 Oman
64 Senegal
64 South Africa
64 Suriname
69 Greece
70 Bahrain
70 Ghana
72 Burkina Faso
72 Serbia
72 Solomon Islands
75 Bulgaria
75 Kuwait
75 Tunisia
75 Turkey
79 Belarus
79 Brazil
79 China
79 India
83 Albania
83 Bosnia and Herzegovina
83 Jamaica
83 Lesotho
87 Mongolia
87 Panama
87 Zambia
90 Colombia
90 Indonesia
90 Liberia
90 Morocco
90 The FYR of Macedonia
95 Argentina
95 Benin
95 El Salvador
95 Kosovo
95 Maldives
95 Sri Lanka
101 Gabon
101 Niger
101 Peru
101 Philippines
101 Thailand
101 Timor-Leste
101 Trinidad and Tobago
108 Algeria
108 Côte d´Ivoire
108 Egypt
108 Ethiopia
108 Guyana
113 Armenia
113 Bolivia
113 Vietnam
116 Mali
116 Pakistan
116 Tanzania
116 Togo
120 Dominican Republic
120 Ecuador
120 Malawi
123 Azerbaijan
123 Djibouti
123 Honduras
123 Laos
123 Mexico
123 Moldova
123 Paraguay
123 Sierra Leone
131 Iran
131 Kazakhstan
131 Nepal
131 Russia
131 Ukraine
136 Guatemala
136 Kyrgyzstan
136 Lebanon
136 Myanmar
136 Nigeria
136 Papua New Guinea
142 Guinea
142 Mauritania
142 Mozambique
145 Bangladesh
145 Cameroon
145 Gambia
145 Kenya
145 Madagascar
145 Nicaragua
151 Tajikistan
151 Uganda
153 Comoros
154 Turkmenistan
154 Zimbabwe
156 Cambodia
156 Democratic Republic of Congo
156 Uzbekistan
159 Burundi
159 Central African Republic
159 Chad
159 Haiti
159 Republic of Congo
164 Angola
164 Eritrea
166 Iraq
166 Venezuela
168 Guinea-Bissau
169 Afghanistan
170 Libya
170 Sudan
170 Yemen
173 Syria
174 Korea (North)
175 South Sudan
176 Somalia
©Radio Dalsan