Somalia oo ka qeyb gashay Shir uu soo qaban-qaabiyay Midowga Afrika

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sadik Warfa ayaa maanta hab-ka tooska ah uga qeybgalay Madasha Wasiirrada Shaqada iyo Arrimaha  Bulshada  ee Afrika oo uu soo qabanqaabiyay ururka Midowga Afrika.

Ku dhawaad 32 wasiirro iyo wasiir ku-xigeenno, 70 xubnood oo ururrada shaqaalaha iyo loo shaqeeyaasha ka socday ayaa ka qeybgalay.

Kullanka ayaa diiradda lagu saaray istiraatiijiyad wax ku ool ah oo looga jawaabi karo saameynta fayruska safmarka COVID-19 ee ilaalinta shaqaalaha iyo dakhligooda.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media