• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Tuesday, May 20, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Somali-Maraykan ku eedeysan inay ku biiri lahaayeen Daacish oo maalintii labaad la maxkamadaynayo.

Dalsan Editor by Dalsan Editor
November 15, 2016
in Warar
Reading Time: 3 mins read
A A
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Maxkamadda magaalladda Minneapolis ee dalka Maraykanka waxaa shalay ka bilaabantay Go’aan ka gaarista 9 Somali-Maraykan lagu helay inay u safri lahaayeen dalka Syria, si ay ugu biiraan Kooxda Daacish.

Dhegeysiga Dacwadaasi oo socotay muddo dhowr sanno ayaa waxay Xeer-beegtida Maxkamadda xukun ku rideen 3 ka mid ah Eedeysanayaashaasi.

abdullahi-mohamed-yusuf

http://henrap/mrap/Print_SubjectPRCreate.cfm?EVENTNUMBER=Eedeysanaha Koowaad oo lagu magacaabo C/llaahi Sadiiq Yuusuf oo 20-jir ah ayaa la sii daayey, kadib, markii uu dhamaystay xukun hal sanno, waxaase lagu xukumay 20-sanno oo Kormeer lagu haynayo Dhaqdhaqaaqiisa.

abdisaq-warsameEedeysanaha Labaad oo lagu magacaabo C/risaaq Warsame waxaa lagu xukumay Xabsi 30-bilood ah, waxaana lagu soo oogay inuu qorsheynayey inuu marka hore u socdaalo Somalia, kadibna u sii gudbo dalka Syria.

Waxaa kaloo lagu soo oogay inay Eedeysanayaasha kale ku dhiiri-geliyey inay u socdaalaan dalka Syria, si ay ugu biiraan Dagaalka Kooxda Daacish ka wadaan dalalka Syria iyo Iraq.

zakariya-yuusufEedeysanaha Saddexaad oo lagu magacaabo Zakariya C/raxmaan, kaasi oo lagu xukumay xabsi 10-sanno ah. Eedeysanaha waxa uu qirtay Dembiga lagu soo oogay, inkastoo uusan iskaashi ka geysanin baaritaanka FBI-da ee saaxiibadiisa kale ee ku biiri lahaa Kooxda Daacish.

Eedeysanahan ayaa xukunka ugu adag lagu riday, waxayna Dembi-baarayaasha FBI-da ka soo qabteen isagoo sannadkii 2014-kii ka dhoofi lahaa Garoonka Diyaaradaha ee JFK International Airport ee magaalladda New York, xilligaasi oo uu doonayey inuu u safro dalka Giriigga, ugana sii gudbi lahaa dalka Syria, si uu ugu biiro Kooxda Daacish.

Dhinaca kale, Maxkamadda magaalladda Minneapolis ee dalka Maraykanka waxay maanta iyo berrito xukun ku ridi doontaa 6 dhallinyaro Somali-Maraykan, kuwaasi oo iyagana lagu soo oogay Falal Argagixiso iyo inuu doonayeen inay ku biiraan Kooxda Daacish.

Dacwad-oogayaasha waxay ka codsadeen Maxkamadda in Eedeysanaha lagu magacaabo Guuleed Cumar lagu rido Xukunka ugu dheer oo dhan 40-sanno.

©Radio Dalsan

 

Previous Post

Midowga Afrika oo codsaday Kumanaan Askari oo dheeraad oo ka qeyb gala Dagaalka ay kula jiraan Alshabaab.

Next Post

Ciiddanka Ammaanka ee Garoonka Aadan Cadde oo muddo kooban xayiray Malaayiin Dollar oo loo waday Cadaado.

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho
Warar

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho

May 20, 2025
Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe
Warar

Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

May 20, 2025
ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA
Bilan Media

ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA

May 20, 2025
Duqeymo Culus iyo Dagaallo Ka Socda Aadan Yabaal iyo Deegaannada Ku Xeeran
Warar

Duqeymo Culus iyo Dagaallo Ka Socda Aadan Yabaal iyo Deegaannada Ku Xeeran

May 19, 2025
DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO
Warar

DHAGAX-DHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO OO KA DHACAY MUQDISHO

May 18, 2025
Dagaal lagu dilay Taliyihii ciidamada Macaawisleyda Gobolka Hiiraan
Warar

Dagaal lagu dilay Taliyihii ciidamada Macaawisleyda Gobolka Hiiraan

May 18, 2025
Next Post

Ciiddanka Ammaanka ee Garoonka Aadan Cadde oo muddo kooban xayiray Malaayiin Dollar oo loo waday Cadaado.

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho

by Ilhaan
May 20, 2025
0

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (HSJ) ayaa maanta xarunta saddexaad ee baasaboor bixinta ka furtay Degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir. Munaasabadda...

Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

by Ilhaan
May 20, 2025
0

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ee ka howlgala gobolka Hiiraan ayaa maanta weerar ballaaran ku qaaday fariisimo ay...

ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA

ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA

by Ilhaan
May 20, 2025
0

Magaaladda Muqdisho waxa ku da’ay roobab xooggan oo sameyn ballaaran ku yeeshay isku socodka dadka iyo gaadiidka. Roobkan oo da’ay...

SSCKhaatumo Participates in ID4Africa Summit in Addis Ababa, Showcases Commitment to Civil Registration

SSCKhaatumo Participates in ID4Africa Summit in Addis Ababa, Showcases Commitment to Civil Registration

by Liban
May 20, 2025
0

ADDIS ABABA – The Federal Member State of SSCKhaatumo took part in the ID4Africa 2025 Annual General Meeting (AGM), a...

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho
Warar

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho

May 20, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe
Warar

Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe

May 20, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA
Bilan Media

ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA

May 20, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
SSCKhaatumo Participates in ID4Africa Summit in Addis Ababa, Showcases Commitment to Civil Registration
English News

SSCKhaatumo Participates in ID4Africa Summit in Addis Ababa, Showcases Commitment to Civil Registration

May 20, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Waa kuma Safiirka Cusub ee UK u Fadhiya Soomaaliya?
English News

Waa kuma Safiirka Cusub ee UK u Fadhiya Soomaaliya?

May 20, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Charles King Lands in Mogadishu as New UK Ambassador
English News

Charles King Lands in Mogadishu as New UK Ambassador

May 20, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Ballaarisay Adeegyada Baasaboorka ee Muqdisho
  • Dagaal Culus oo Ka Socda Howdka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe
  • ROOBABKII XOOGANAA EE MUQDISHO DA’AY IYO SAMEYNTA UU KU YEESHAYWADDOOYINKA
  • SSCKhaatumo Participates in ID4Africa Summit in Addis Ababa, Showcases Commitment to Civil Registration

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00