“Shirkadda Albeyrak aya qaadi doonta Mas’uliyadda hadi Markabkan quuso”Maarayaha Xigeenka Dekeda Muqdisho

C/raxmaan Cagaweyne oo ah maareye xigeenka dekedda Muqdisho oo Radio Dalsan la hadlay ayaa ku eedeeyey shirkadda Turkiga ee mamusha dekedda ineysan waxba ka qaban dhibaatada so noqnoqata ee  ka taagan  xaalada maraakibta aan ku so xiran karin dekedda Muqdisho , waxuu si gaara ugu eedeeyey shirkadda Albeyrak iney qaadi doonaan mas’uuliyada markabkab caawa dhibka ku heysto anbiga dekeda.

Wareysiga oo dhamastiran halkaan ka dhagayso.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media