• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Sunday, July 6, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Shakiyo cusub oo ka soo baxay dilkii Saxafiyad Talyaani iyo Sawir-qaadaheeda oo lagu dilay Muqdisho.

Dalsan Editor by Dalsan Editor
April 6, 2016
in Warar
Reading Time: 4 mins read
A A
7
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Nin Somali oo lagu magacaabo Hashi Omar Hassan ayaa ah qofka keliya ee haatan u xiran dilkii loo geystay Saxafiyad u dhalatay dalka Talyaaniga oo la oran jirey Ilaria Alpi oo iyada iyo Sawir-qaadaheeda Miran Hrovatin, kuwaasi oo sannadkii 1994-kii lagu dilay bartamaha magaalladda Muqdisho.

Saxafiga iyo Sawir-qaadaha waxay u shaqeyn jireen Kanaalka 3-aad ee Telefishinka RAI ee dalka Talyaaniga

Sida laga soo xigtay Diplomaasi Talyaani oo lagu magacaabo Giuseppe Cassini oo baaritaanka Kiiskaasi ka soo sameeyey gudaha Somalia waxa uu sheegay in Dareewalka oo ah Markhaatiga muhiimka samaynayo wax kasta oo uu kaga badbaadi karo Dacwad-oogayaasha Maxkamadda.

Wargeyska La Republica ee ka soo baxa dalka Talyaaniga ayaa shalay daabacay in Caddaynta markhaatinimadda ee Diplomaasiga inay Maxkamadda si qarsoodi ah u qaadeen.

Bishii Janaayo ee sannadkan, Maxkamad ku taalla magaalladda Preugia waxay oggolaatay Codsi ka soo gaaray Qareenka oo ahaa in dib loo furo Dacwadda loo haysto Muwaadinka Soomaalida ee Hashi Omar Hassan.

HASHI1Kooxda Qareenka waxay doonayaan in la cafiyo Hashi Omar Hassan oo isaga bishii june ee sannadkii hore laga sii daayey Xabsiga, kadib, markii uu soo dhamaystay xabsi 16 sanno oo ka mid ahaa Xukun 26-sanno oo horey loogu riday dilka Saxafiyad u dhalatay dalka Talyaaniga ee Ilaria Alpi iyada iyo Sawir-qaadaheeda Miran Hrovatin.

Sidoo kale, Qareenadda waxay ku doodayaan inuusan Hashi Omar Hassan joogin Muqdisho markii uu dilkaasi dhacayey, isla markaana si khiyaano leh loogu soo kaceeyey dalka Talyaaniga.
Ilaria Alpi iyo Sawirqaade Miran Hrovatin.2Bishii Feberaayo ee sannadkii hore, Ahmed Cali Raage oo ah Markhaatiga muhiimka ee Kiiskaasi ayaa sheegay inuu Hashi Omar Hassan yahay nin aan wax dembi ah gelin.

Ahmed Ali Raage oo u waramay Kanaalka 3-aad ee Telefishinka RAI, waxa uu sheegay in laga codsaday inuu si been ah ugu markhaati furo Hashi Omar Hassan oo isaga ku eedeysan dilka Saxfiyadda Ilaria Alpi iyada iyo Sawir-qaadaheeda Miran Hrovatin.

“Anigu ma arkin qofka rasaasta ku furay Suxufiyiinta” ayuu yiri Ahmed Ali Rage oo ka laabtay Markhaati ahaanta uu horey ugu caddeeyey Hashi inuu ahaa qofka ka dambeeyey dilkaasi.

Saxfiyadda Ilari Alpi oo 32 jir ahayd iyo Miran Hrovatin oo 45 jir ahaa waxaa magaalladda Muqdisho lagu dilay bishii March 25-dii ee sannadkii 1994-kii, kadib, markii ay jidka u galeen 7 nin oo hubeysan.

Waxaa kaloo loo maleynayaa inay Suxufiyiintaasi lagu dilay iska horimaad dhex maray Ciiddankii Nabad-ilaalinta Talyaaniga iyo Maleeshiyaddii Hoggaamiye-kooxeed Soomaali bishii March 25-dii ee sannadkii 1994-kii.

Dhinaca kale, Buug ay Waalidka Saxfiyadda Ilari Alpi qoreen sannadkii 1991-kii waxay ku sheegeen inuu dilkaasi la xiriiray Baaritaan ay Saxafiyadda iyo Sawir-qaadaha ku samaynayeen Hubka Qarsoodiga ee loo soo diri jirey Somalia ee lagu beddelan jirey Wasaqda Haraagga Kiimikadda ee lagu daadiyo Badda Somalia.

Ilaria Alpi iyo Sawirqaade Miran Hrovatin

HASHI OMAR

Xigasho: ANSA

©Radio Dalsan

Previous Post

Amnesty International oo soo bandhigtay Tiradda xukunadda dilalka ee sannadkii hore laga fuliyey Somalia.

Next Post

(LA-YAABKA & SAWIRO): Hilibka Eeyda iyo Bisadaha oo si joogto looga cuno Shiinaha.

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Wasiirka Gaashaandhigga oo Si Kulul u Dhaliilay Ganacsato Lagu Eedeeyay Taageerada Al-Shabaab
Warar

Wasiirka Gaashaandhigga oo Si Kulul u Dhaliilay Ganacsato Lagu Eedeeyay Taageerada Al-Shabaab

July 5, 2025
Dagaal Culus oo ka Socda Duleedka Moqokori ee Gobolka Hiiraan
Warar

Dagaal Culus oo ka Socda Duleedka Moqokori ee Gobolka Hiiraan

July 5, 2025
Hoggaamiyaha Mucaaradka Israa’iil oo Kulan La Yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda Imaaraatka Carabta
Caalamka

Hoggaamiyaha Mucaaradka Israa’iil oo Kulan La Yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda Imaaraatka Carabta

July 5, 2025
Soomaaliya iyo Koonfur Afrika oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal
Warar

Soomaaliya iyo Koonfur Afrika oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

July 5, 2025
Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre oo Tababar u Xiray Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Gorgor
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre oo Tababar u Xiray Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Gorgor

July 3, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Sii Wada Gogosha Wadatashiga Qaran
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Sii Wada Gogosha Wadatashiga Qaran

July 3, 2025
Next Post

(LA-YAABKA & SAWIRO): Hilibka Eeyda iyo Bisadaha oo si joogto looga cuno Shiinaha.

President Laftagareen Lays Foundation Stone for New Teacher Training Center in Southwest Somalia

President Laftagareen Lays Foundation Stone for New Teacher Training Center in Southwest Somalia

by Gesey Liban
July 5, 2025
0

Baydhabo, Somalia – In a strategic move aimed at transforming the quality of education in Southwest State, President Cabdicasiis Xasan Maxamed...

Wasiirka Gaashaandhigga oo Si Kulul u Dhaliilay Ganacsato Lagu Eedeeyay Taageerada Al-Shabaab

Wasiirka Gaashaandhigga oo Si Kulul u Dhaliilay Ganacsato Lagu Eedeeyay Taageerada Al-Shabaab

by Ilhaan
July 5, 2025
0

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa si kulul u cambaareeyay qaar ka mid ah ganacsatada Soomaaliyeed oo...

Dagaal Culus oo ka Socda Duleedka Moqokori ee Gobolka Hiiraan

Dagaal Culus oo ka Socda Duleedka Moqokori ee Gobolka Hiiraan

by Ilhaan
July 5, 2025
0

Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal culus uu haatan ka socdo deegaanka Gumare, oo ku yaalla duleedka...

Hoggaamiyaha Mucaaradka Israa’iil oo Kulan La Yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda Imaaraatka Carabta

Hoggaamiyaha Mucaaradka Israa’iil oo Kulan La Yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda Imaaraatka Carabta

by Ilhaan
July 5, 2025
0

Hoggaamiyaha mucaaradka Israa’iil, Yair Lapid, ayaa Jimcihii shaaciyay inuu kulan gaar ah kula yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Imaaraatka Carabta,...

President Laftagareen Lays Foundation Stone for New Teacher Training Center in Southwest Somalia
English News

President Laftagareen Lays Foundation Stone for New Teacher Training Center in Southwest Somalia

July 5, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Wasiirka Gaashaandhigga oo Si Kulul u Dhaliilay Ganacsato Lagu Eedeeyay Taageerada Al-Shabaab
Warar

Wasiirka Gaashaandhigga oo Si Kulul u Dhaliilay Ganacsato Lagu Eedeeyay Taageerada Al-Shabaab

July 5, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Dagaal Culus oo ka Socda Duleedka Moqokori ee Gobolka Hiiraan
Warar

Dagaal Culus oo ka Socda Duleedka Moqokori ee Gobolka Hiiraan

July 5, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Hoggaamiyaha Mucaaradka Israa’iil oo Kulan La Yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda Imaaraatka Carabta
Caalamka

Hoggaamiyaha Mucaaradka Israa’iil oo Kulan La Yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda Imaaraatka Carabta

July 5, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Soomaaliya iyo Koonfur Afrika oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal
Warar

Soomaaliya iyo Koonfur Afrika oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

July 5, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Norway Partners with South West State to Boost Electricity Development in Somalia
English News

Norway Partners with South West State to Boost Electricity Development in Somalia

July 5, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • President Laftagareen Lays Foundation Stone for New Teacher Training Center in Southwest Somalia
  • Wasiirka Gaashaandhigga oo Si Kulul u Dhaliilay Ganacsato Lagu Eedeeyay Taageerada Al-Shabaab
  • Dagaal Culus oo ka Socda Duleedka Moqokori ee Gobolka Hiiraan
  • Hoggaamiyaha Mucaaradka Israa’iil oo Kulan La Yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda Imaaraatka Carabta

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00