Madaxweynah Dowlad goboleedka  Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa Maanta daah Furey Kala Fadhigii Afaraad Ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed Waxaana kulanka Goobjoog ahaa 50, xildhibaan.
Ugu Horeen halkaasi waxaa Khudbad Dhinacyo badan Taabaneysa ka Jeediyey Madaxweynah Dowlada Koonfur galbeed Mudane Shariif xasan Sheekh Adan –
“Waxana UtacasiyeyneynaaDhamaan Shacabkii Soomaaliyeed Lagu xasuuqey Qarixii Soobe waxan sidoo kale xildhibaanada Kula dardaarmayaa In ay mar waliba Ka shaqeeyaan nabada Nabada waayo Nabad ayaa Naas lanuuga leh ayuu yiri Madaxweyne Shariifâ€
Waxana Xildhibaanada Sidoo kale uu ka codsadey in ay Sidii Gobolka Shabeelaha Hoose loogu sameen Laha degmoo Kasto 300 Boqol oo Ciidan dadaalkeeda sameyaan.
Geesta kale Madaxweynaha ayaa waxa uu Soo hadal Qaadey Ciidamada Amisom ee ka jooga Deeganada Koonfur galbeed in wakhtigooda Loo Kordhiyo ayuu Yiri si hal meel loogu soo wada jeesto Kooxda Argagaxisada Al-Shabaab .
Abdiqaadir Shariif Sheekhuna Maye waa Gudoomiyaha Baarlmaanka Koonfur Galbeed wxa uuna isna Sheegey in Kala fadhiga Afaraad fadhigiisa 2 -aad looga Hadli Doono ajanda ay soo Gudibiiyeen Xildhibaanda Kaasi oo ah Anshax Dowlada Koonfur Galbeed lana meel marndoono ayuu yiri si uu u dhaqan galo.
Hoos ka Daawo Sawirrada Kulanka Maanta