• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Thursday, July 3, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

(SAWIRO): Xiddigaha Real Madrid oo la kulmaya Wiil  yar oo Falastiin ah oo ay Reerkiisa dileen Yuhuudda.

Dalsan Editor by Dalsan Editor
March 16, 2016
in Warar
Reading Time: 8 mins read
A A
3
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Axmed Dawabasha waa wiil Falastiin oo 5 jir ah, kaasi oo ka badbaaday weerar ay Xag-jirayaasha Yuhuudda ku dileen Aabihiisa, Hooyadiisa iyo saddex carruur oo la dhalatay oo uu ku jiray Waalidkiisa Ali oo 18 bilood jir ahaa.

Axmed Dawabasha waxaa la dhigay Isbitaalka, kadib, markii ay dhaawacyo gubasho ah ka soo gaareen dabka la qabadsiiyey guridooda.

Hooyadiisa, Rixaam waxay u geeriyooday dhaawacyadii ka soo gaaray dabkaasi.

Xag-jirayaasha Yuhuudda waxay bishii July  31-dii ee sannadkii hore weerareen Guriga Qoyska Dawabasha oo ku noolaa  Tuulladda Duuma ee Daanta Galbeed ee dhulalka la-haysto ee Falastiin.

Falkaasi waxaa cambaareeyey Calaamka, wuxuuna aad u xumeeyey xiriirka Yuhuudda iyo Falastiiniyiinta.

Shabakadaha ay Bulshadda ku wada xiriiraan waxaa saamayn ku yeeshay, kadib, markii ay Falastiiniyiinta soo geliyeen Sawiradda wiilka madaxa ugu duuban tahay Faashadda ee labisan Maaliyada Kooxda Real Madrid.

Axmed Dawabasha waxa uu maanta ka degay Garoonka Diyaaradaha ee caasimadda dalka Spain ee Madrid, isagoo marti ah, lana kulmi doona Xiddigaha Kooxda Real Madrid oo uu ku jiro Cristiano Ronaldo oo wiil taageere u ah.

WiilKa yar waxa uu ka soo kabanayaa dhaawacyaddii soo gaaray 8 bilood ka hor, waxaa Garoonka Madrid ku soo dhaweeyey Koox yar oo Wanaag-doonayaal ah oo Calanka Falastiin walfinayey.

Afhayeen u hadlay Real Madrid ayaa u sheegay Wakaalladda Wararka ee AFP in Wiil yar uu gashanaa Koofiyad uu ku daboolayey gubashadda ka soo gaartay madaxa.

Waxaa la filayaa in berri lagu soo dhaweeyey Garoonka Naadiga Real Madrid, oo uu booqasho Khaas ah ku tegi doono, iyadoo Warbaahinadda laga xirayo booqashadaasi.

Axmed Dawabasha waxa uu rajeynayaa inuu la kulmo Ciyaaryahanka saddexda jeer ku guuleystay Koobka Daabka ee Ronaldo oo ah Xiddiga Kooxda K/cagta ee Real Madrid, kaasi oo wiilka yar ku casuumay inuu soo booqdo isla markaana uu awoodo inuu safar geli karo.

Adeerkiisa Xuseen Dawabsha ayaa sheegay inuu xaalladda wiilkiisa soo hagaagayso, balse uu u baahan yahay waqti dambe in la daryeelo, si uu uga soo bogsado dhaawacyadda dabka ee soo gaaray.

Waxaa wiilka la socda Adeerkiisa iyo Awoowihiisa, kuwaasi oo u sheegay Wakaalladda Wararka ee AFP inay la kulmi doonaan Kooxda Real Madrid, waxayna u mahadceliyeen Kooxda Real Madrid ee ay ka heleen casuumadda.

Madaxa Xiriirka K/cagta ee Falastiin, Jibriil Rajuub waxa uu sheegay inay Kooxda Real Madrid yihiin kuwo dib u soo celinayo Rajadda Wiilkaasi oo inta badan xubnaha qoyskiisa ku waayey dabkaasi.

Cristano Ronaldo waxa uu bishii December ee  sannadkii hore la kulmay wiil 3 jir oo u dhashay dalka Lubnaan, kaasi oo labadiisa Waalid ku waayey Isqarxin ka dhacday Lubnaan.

Ciyaaryahanka kale ee ay Ronald xifiltamaan ee Lionel Messi ee u ciyaara Kooxda Barcelona ayaa isagana ku tallaabsaday arrintaasi oo kale, kadib, markii uu taageero u fidiyey Wiil 5 jir ah oo u dhashay dalka Afganistan oo lagu magacaabo Murtaza Axmedi.

Shabakadaha ay Bulshadda Caalamka ku wada xiriiraan ayaa waxaa qabsaday sawirka wiilkaasi yar oo bac balaastik ah ka dhigtay Funnaanad, kuna qoray magaca iyo Nambarka uu qaato Messi.

Lionel Messi waxa uu bishii hore u diray Wiilkaasi yar ee taageeradda u ah haddiyad funaanado ah, waxaana wiilka gudoonsiisay Hay’adda UNICEF.

AHMED DAWABSHA1

Mourners hold posters of Palestinian Riham Dawabsheh, 27 and her family as they walk past a banner depicting her 18-month-old son Ali during her funeral at Duma village near the occupied West Bank city of Nablus, September 7, 2015. Riham, the mother of a Palestinian toddler killed in a July arson attack in the Israeli-occupied West Bank, died on Monday of her burns, the third fatality after her husband succumbed to his injuries last month. Suspected Jewish attackers torched the family's home in the northern West Bank on July 31, killing the 18-month-old boy, Ali. His father Saad Dawabsheh died on Aug. 9 and his mother Riham, 27, four weeks later. REUTERS/Abed Omar Qusini

RONALD RONALD2

Members of Palestinian National Security Forces carry the body of Palestinian Riham Dawabsheh, 27, during her funeral at Duma village near the occupied West Bank city of Nablus, September 7, 2015. Riham, the mother of a Palestinian toddler killed in a July arson attack in the Israeli-occupied West Bank, died on Monday of her burns, the third fatality after her husband succumbed to his injuries last month. Suspected Jewish attackers torched the family's home in the northern West Bank on July 31, killing the 18-month-old boy, Ali. His father Saad Dawabsheh died on Aug. 9 and his mother Riham, 27, four weeks later. REUTERS/Abed Omar Qusini

Relatives of Palestinian Riham Dawabsheh, 27, watch her funeral at Duma village near the occupied West Bank city of Nablus, September 7, 2015. Riham, the mother of a Palestinian toddler killed in a July arson attack in the Israeli-occupied West Bank, died on Monday of her burns, the third fatality after her husband succumbed to his injuries last month. Suspected Jewish attackers torched the family's home in the northern West Bank on July 31, killing the 18-month-old boy, Ali. His father Saad Dawabsheh died on Aug. 9 and his mother Riham, 27, four weeks later. REUTERS/Abed Omar Qusini

LIONEL MESSI

morteza ahmadi AND MESSI1 morteza ahmadi AND MESSI2 morteza ahmadi AND MESSI5

Waxaa Turjumay: Ahmed Hagi Ugaaska

©Radio Dalsan

 

Previous Post

Puntland oo sheegtay inay Dagaalka Alshabaab ku soo af-jarayaan 72 saacadood.

Next Post

NISA reveals Alshabaab plan to attack major ports

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre oo Tababar u Xiray Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Gorgor
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre oo Tababar u Xiray Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Gorgor

July 3, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Sii Wada Gogosha Wadatashiga Qaran
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Sii Wada Gogosha Wadatashiga Qaran

July 3, 2025
Madaxweyneyaasha Koonfur Galbeed iyo Galmudug oo Bilaabay Is-diiwaangelinta Doorashada Deegaanka
Warar

Madaxweyneyaasha Koonfur Galbeed iyo Galmudug oo Bilaabay Is-diiwaangelinta Doorashada Deegaanka

July 3, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madasha Mucaaradka oo Kulan Xasaasi ah Ku Leh Caasimadda
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madasha Mucaaradka oo Kulan Xasaasi ah Ku Leh Caasimadda

July 3, 2025
Soomaaliya iyo Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Iskaashi Laba Geesood ah oo Ku Saabsan Dhaqaalaha Buluugga ah
Warar

Soomaaliya iyo Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Iskaashi Laba Geesood ah oo Ku Saabsan Dhaqaalaha Buluugga ah

July 3, 2025
Israa’iil oo ku hanjabtay Jawaab Milatari oo ka dhan ah Xuutiyiinta Yemen kadib Gantaal laga soo riday
Caalamka

Israa’iil oo ku hanjabtay Jawaab Milatari oo ka dhan ah Xuutiyiinta Yemen kadib Gantaal laga soo riday

July 3, 2025
Next Post

NISA reveals Alshabaab plan to attack major ports

Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre oo Tababar u Xiray Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Gorgor

Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre oo Tababar u Xiray Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Gorgor

by Ilhaan
July 3, 2025
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah tababar ugu soo xiray saraakiil, saraakiil-xigeenno...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Sii Wada Gogosha Wadatashiga Qaran

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Sii Wada Gogosha Wadatashiga Qaran

by Ilhaan
July 3, 2025
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta markale kulan muhiim ah ku qabtay Madaxtooyada Qaranka, isagoo sii...

Madaxweyneyaasha Koonfur Galbeed iyo Galmudug oo Bilaabay Is-diiwaangelinta Doorashada Deegaanka

Madaxweyneyaasha Koonfur Galbeed iyo Galmudug oo Bilaabay Is-diiwaangelinta Doorashada Deegaanka

by Ilhaan
July 3, 2025
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen), iyo Madaxweynaha Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor),...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madasha Mucaaradka oo Kulan Xasaasi ah Ku Leh Caasimadda

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madasha Mucaaradka oo Kulan Xasaasi ah Ku Leh Caasimadda

by Ilhaan
July 3, 2025
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay hoggaanka Madasha Mucaaradka oo uu...

Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre oo Tababar u Xiray Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Gorgor
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre oo Tababar u Xiray Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Gorgor

July 3, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Sii Wada Gogosha Wadatashiga Qaran
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Sii Wada Gogosha Wadatashiga Qaran

July 3, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweyneyaasha Koonfur Galbeed iyo Galmudug oo Bilaabay Is-diiwaangelinta Doorashada Deegaanka
Warar

Madaxweyneyaasha Koonfur Galbeed iyo Galmudug oo Bilaabay Is-diiwaangelinta Doorashada Deegaanka

July 3, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madasha Mucaaradka oo Kulan Xasaasi ah Ku Leh Caasimadda
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madasha Mucaaradka oo Kulan Xasaasi ah Ku Leh Caasimadda

July 3, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
President Laftagareen Registers as First Voter in South West State Electoral Rollout
English News

President Laftagareen Registers as First Voter in South West State Electoral Rollout

July 3, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Soomaaliya iyo Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Iskaashi Laba Geesood ah oo Ku Saabsan Dhaqaalaha Buluugga ah
Warar

Soomaaliya iyo Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Iskaashi Laba Geesood ah oo Ku Saabsan Dhaqaalaha Buluugga ah

July 3, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre oo Tababar u Xiray Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Gorgor
  • Madaxweyne Xasan Sheekh oo Sii Wada Gogosha Wadatashiga Qaran
  • Madaxweyneyaasha Koonfur Galbeed iyo Galmudug oo Bilaabay Is-diiwaangelinta Doorashada Deegaanka
  • Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madasha Mucaaradka oo Kulan Xasaasi ah Ku Leh Caasimadda

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00