Goor dhaw aye shirka ka furmay teendhada ku taalla xerada Afisyooni ee Ciidamada Cirka Soomaaliya gaaray qaar kamid ah madaxda maamul goboleedyada KG , GALMUDUG ,HIRSHABELELLE , guddoomiyaha gobolka Banaadir, Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya.
Weli waxaa aanan goobta gaarin madaxweyneyaasha Jubaland iyo Puntland sida wariyaheena Fadumo Abdulkadir ay so sheegeyso
Dani iyo Madoobe waxay horraan walaac ka muujiyeen ammaanka goobta shirka lagu qabanayo.