Magalada Jowhar ee Xarunta Maamulka hir-Shabelle waxaa goordhow gaaray wafdi uu hoggaaminayo Ra’iiusl Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali kheyre,iyada oo siweyn loogu soo dhaweeyay.
Wafdiga waxaa Garoonka diyaaradaha Jowhar ku soo dhaweeyay Madaxda maamulka hir-Shabeelle,Xildhibaano iyo qeybaha kala duwan ee Magalada Jowhar.
Ujeedka safarka ra’iisul Wasaare Kheyre uu Jowhar ku tegay Maanta ayaa lagu sheegay in uu la kulmo Madaxdaugu sareysa maamulkaas iyo in uu dhagax dhigo mashaariic kala duwan oo laga hirgelinayo Jowhar.
Amniga Magalada Jowhar ayaa Maanta aad loo adkeeyay,iyada oo Maanta uu ka duwan yahay sidii shalay.