Shirkii Golaha Wasiirada Maamulka Puntland ayaa Maanta waxaa ka mid ahaa qodobadii looga hadlay arrinta ku saabsan doorashooyinka Soomaaliland ee ka dhaca deegaano ka tirsan Maamulka Puntland.
War-Saxaafadeed laga soo saaray shirkaas ayaa waxaa laga digay dandaansi la sheegaya in Soomaaliland ay ku heyso Puntland.
Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka.