Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo faahfaahin ka bixiyey dagaalladda ay Ciiddanka Qalabka Sida iyo AMISOMÂ la galeen Alshabaab. Madaxweynaha Dowladda ...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku bogaadiyey Bahda Radio Dalsan dadaalka ay ugu jiraan Hawlaha Nabadaynta iyo Wacyi-gelinta Wanaagga Bulshadda ...
ASCWW, Mudanayaal iyo Marwooyin, Waxaan ku faraxsanahay inaad maanta nala wadaagtaan Munaasabadda Qiimaha leh ee loogu dabaal degayo Sannad-guuradda 4-aad ...
Koox Weriyayaal oo ka tirsan Radio Dalsan ayaa waxay qiimeyn dhamaystiran ku sameeyeen qaabka ay Dhegeystayaasha ugu xiiso og yihiin ...
Siyaasiga Aadan Barre Ducaale oo  aqlabiyas ku dhex leh Mudanayaasha Barlamaanka Kenya ayaa hadalkaasi ka jeediyey Isku-soo-bax maanta ka dhacay ...
Maanta oo ay bisha April ku beegan tahay 2-da waxaa loo dabaal-degayaa 4-guuraddii ka soo wareegtay markii dhidibada loo qotomiyey ...
Muwaadin u dhashay dalka Tanzania oo ka mid ah Dagaalamayaasha Muhaajiriinta ka tirsan Alshabaab ayaa shalay galab lagu toogtay magaallo-madaxda ...
Mogadishu, 02 April 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ...
Mogadishu: April 2, 2016: Hoggaamiye sare oo ka tirsanaa kooxda argagixisada ee Al-shabab, ayaa lagu dilay howl-gal si wadajir ah ...
Madaxweynaha dalka Maraykanka, Barack Obama ayaa difaacay go’aanka Maamulkiisa ku ansixiyeen in si caadi loogu isticmaalo Diyaaradaha Droneska iyo duqeymaha ...
Hadal-qoraal oo uu soo saaray Xoghayaha Warfaafinta ee Waaxda Gaashaandhigga Maraykanka, Peter Cook ayaa waxaa lagu sheegay inay Dowladda Maraykanka ...
Safiirka Dowladda Japan u jooga dalka Ethiopia, Kazuhiro Suzuki ayaa shaaciyey inay Kaalmo lacageed ugu deeqeen dadka ku nool Deegaanadda ...
GENEVA, SWITZERLAND — Somalia has once again reaffirmed its commitment to reducing maternal and child mortality by participating in a...
Wafdi heer sare ah oo ka socda Xiriirka Kubadda Cagta Adduunka (FIFA) ayaa lagu wadaa in maanta ay soo gaaraan...
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in xafiiska ay Somaliland ka furatay magaalada Nairobi uusan haysan oggolaansho rasmi ah oo diblomaasiyadeed, iyadoo...
Kampala, Uganda – The government of Uganda has officially severed its military cooperation with Germany, following allegations that the German...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.