Madaxweynihii hore ee DKMG ee Somalia, ahna Musharax Madaxweyne, Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo haatan booqasho ku jooga dalka Imaaraadka ...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo mas’uuliyiin kale ayaa boqolaal ka mid ah dadweynaha Muqdisho kala qeybgalay dukashada  salaadda ciidul ...
The economist is on fire from Somalis in social media mainly on twitter for the most part of Sunday. #CorrectingTheEconomist ...
Shirka madasha wadatashiga qaran ayaa lagu waramayaa in lagu kala tagay iyaadoo wax natiijo ah uusan kasoo bixin. Madaxweynayaasha Puntland ...
Mogadishu population is preparing to celebrate Eid al-Adha one of the two most important festivals in the Muslim calendar on ...
Halkaan ka Dhegeyso:Â xildhibaanada kasoo jeeda hiiraan iyo sh dhexe oo diiday in ergo iyo gacantaag lagu doorto maamulka labadooda gobal. ...
Qaar kamid ah duubabka dhaqanka ee gbolada hiiraan iyo shabeelaha dhexe oo shalayto gaaray magaalada jowhar oo ay taalo gogosha ...
Hay’adda Socdaalka ee dalka Finland (The Finnish Immigration Authority (MIGRI) ayaa bilowday inay isku duwaan Wareysiyo Cusub oo lala yeelanayo ...
Hay’adda Duullimaadka Rayidka Kenya ee (The Kenya Civil Aviation Authority) ayaa sheegtay inaysan Diyaaradaha Ganacsiga, kuwa Samafalka kuwa Diplomaasiyiinta iyo ...
Ku-dhawaad labo milyan oo Xujey ah ayaa gudanaysa Waajibaadka Xajka ee sannadkan 1437-da Hijriyadda, kuwaasi oo maanta ku wada sugan ...
Diyaarado Dagaal ayaa la sheegay inay saqdii dhexe ee alay duqeeyeen Deegaanadda ay Kooxaha Mucaaradka ka haystaan Degmooyinka Idlib iyo ...
Saraakiisha Turkiga ayaa sheegay inay fashiliyeen qarax miino oo la doonayey in lagu khaarijiyo Ku-xigeenka Guddoomiyaha Xisbiga Caddaalada iyo Horumarka ...
Ciidamada ammaanka Puntland ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Biyo Kulule, ku qabtay gaari nooca Dhaynta ah oo siday...
Nin hubeysan ayaa weerar dhimasho leh ka fuliyay magaalada New York, isagoo dilay afar qof oo uu ku jiro sarkaal...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Gaas Odawa Yuusuf Raage, ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan muhiim ah kula yeeshay Safiirka...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in ay soo iibsatay laba diyaaradood oo nooca Airbus A320 ah, kuwaas oo lagu...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.