Qaar kamid ah duubabka dhaqanka ee gbolada hiiraan iyo shabeelaha dhexe oo shalayto gaaray magaalada jowhar oo ay taalo gogosha dhismaha maamulka labada gobol ayaa waxay kadigeen in wadamada igad ay horseedaan doorasho gacan tag ah inay kadhacdo jowhar.
Iimaam maxamad yuusuf cali oo hogaaminayay xubnahaasi dhaqanka ah ayaa saxaafada hadal kooban kusiiyay gurigiisa kahor intii aysan kaduulin garoonka aadan cade ee muqdisho.
Halkan ka dhageyso hadalkii iimaamka