Taliyaha ciidanka Millatariga soomaaliya sareeya gaas Maxamed Aadan Axmed ayaa markii ugu horeysay ka hadlay gadoodkii Axadii aanu soo dhaafnay ...
Ibraahim Cabdullaahi Axmed Iideey gudoomiyaha waaxda Baal-guri iyo Raqayle ee Afgooye, islamarkaana uu dhalay gudoomihii hore ee degmada Afgooye Cabdullaah ...
Taliyihii hore ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA, Jeneral C/raxmaan Maxamed Tuur-yare ayaa hadalkaasi ku sheegay Qoraal uu ...
Wasiiru-dowlaha Amniga ee Maamulka Somaliland, Maxamed Muuse Diiriye ayaa soo saaray Wareegto uu ku xayirayo idil ahaan Shirarka Siyaasadda ee ...
Waxaa goor dhow suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho lagu toogatay nabadoon Magaciisa lagu soo koobay Tanaas, kaasi oo ay kooxa ...
Xassan Cali Kheyre ra’isul wasaaraha cusub ee xukuumada, Gudoomiyaha gobolka Banaadir iyo madax kale ayaa ka qeyb galay maanta isu-soobax ...
Ilo ku dhowdhow Hawlwadeennadda Xiriirka K/Kollayga Soomaaliyeed ayaa u xaqiijiyey Radio Dalsan inay Xulka Gabdhaha Somalia ee K/Kollayga ka ...
Burcad-baddeed Somali ah ayaa qafaalatay Markabkaasi oo laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta, kaasi oo lagu magacaabo MV ARIS 13. Saraakiil ...
Wararka aynu ka heleyno degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa ku waramaya in xalay wiil u dhalay gudoomiyihii hore ...
Kooxo burcad-badeed Soomaali ah ayaa xeebaha maamulka Puntland waxaa ay ka Afduubteen markab Shidaal oo laga leeyahay Dalka Imaaradka Carabta, ...
Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si adag u cambaareeyay tacaddiga iyo jirdilka loo geystay...
Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay weerar ay kooxo hubeysan oo mucaarad ah ku qaadeen Saldhig Booliis oo...
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa falal lagu khalkhal gelinayey amniga caasimadda, kuwaas oo ay ku kacaan xubno...
Taliyaha Qeybta Booliiska Gobolka Banaadir, G/Sare Macalin Mahdi, ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay Saldhigga Booliiska Degmada Wardhigley, isagoo faahfaahin...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.