Ibraahim Cabdullaahi Axmed Iideey gudoomiyaha waaxda Baal-guri iyo Raqayle ee Afgooye, islamarkaana uu dhalay gudoomihii hore ee degmada Afgooye Cabdullaah Axmed Iideey ayaa sheegay in kooxa Hubeysan ay weerar ku soo qaadeen, kana badbaaday.
Wareysi gaar ah uu siiyey Radio Dalsan ayuu uga warmay weerarkaasi oo xalay lagu qaaday,waxaana uu sheegay inuu ka badbaaday isku day lagu Afduuban lahaa sida uu yiri.
Halkaan hoose ka dhageyso Codka.