DHAGEYSO:- Taliyaha ciidanka xoogga oo sheegay in sharciga la hor geeynayo ciidamadii sameeyey gadoodkii Muqdisho.

Taliyaha ciidanka Millatariga soomaaliya sareeya gaas Maxamed Aadan Axmed ayaa markii ugu horeysay ka hadlay gadoodkii Axadii aanu soo dhaafnay ciidamo katirsan Millatariga ay ka sameeyeen Muqdisho.

Taliyaha ayaa si kulul uga hadlay gadoodkaasi, waxaana uu tilmaamay in ciidamo aan badneyn ay xiisadaasi kiciyeen, iminkana ay sharciga ay wajihi doonaan.

Ciidmada ayaa sheegay inay cabasho ka yihiin Mushaar ka maqan mudo Sagaal bilood ah oo eysan qaadan ciidamadu.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media