Hadalkaan ayaa waxaa shegay Ra’iisul Wasaaraha Jmhuuriyadda Soomaaliya Xasan cali kheyre xili uu ka qeyb galayay munaasabad Puntland ay Guddiga ...
War goordhow soo gaaray Warqabadka Radio Dalsan Xarunta Muqdisho ayaa waxa uu sheegayaa in qarax Gaari uu ka dhacay qeybo ...
Cadadkii maanta ee Wargeyaka Al-Dastuur ee ka soo baxa magaalladda Qaahira ayaa qoray in 6 Arday Soomaali Deeq Waxbarasho laga siinayo Jaamacadda BANHA ee ...
Weli caqabad ayaa ka taagan isticmaalka lacagta Shilinka Soomaaliga ee Gudaha Magaalada Baladweyne waxaana dadaal ugu jira sidii Bulshada ay ...
15-ka xubnood ee Golaha Ammaanka ee QM waxay xalay si buuxda isugu raaceen in Awood dheeraad ah la siiyo Ciiddanka ...
Warka Subax saakay waxa soo jedinaya abuukar dayax waxaana farsameynaya maxamed cabdulahi cali boy
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixin kooban oo ku aadan horumarka warbaahinta dalka u gudbiyey ...
Axmed Ducaale Geelle Xaaf Madaxweynaha xilkiisa lagu muransan yahay isaga oo xalay la hadlayay xubno ka tirsan Xildhibaanada iyo wasiirada ...
Barnaamijka caawa waxa soo jeedinay guuleed cumar xasan waxaana farsameyanaya maxamed cabdulahi cali boy
Warka Cawa waxaa aqrinay guuleed cumar xasan waxaana farsameynaya maxamed cabdulahi cali boy
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa beeniyey warar sheegayay in wasaaraddiisu ay kordhisay canshuuraha la qaado. Cabdiraxmana Ducaale Bayle ...
Kulanka ayaa ka dhacay magaalada Baydhabo maalmaha kala ah 6 – 7 November 2017. Ujeedada kulankani ayaa ahaa sidii kor ...
Ciidanka maamulka Jubbaland ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay howdka fog ee deegaanka Raas-Kaambooni, oo hoos yimaada degmada Badhadhe ee gobolka...
Puntland ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah u shaacisay in Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, uu u taagan yahay...
Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa ku dhawaaqay in dib loo furay xarumaha diiwaangelinta dadweynaha ee Gobolka...
Ceeldheer, Galgaduud – The Somali National Army (SNA) has awarded Private Cabdi Cadaawe Nuur for his extraordinary bravery in stopping a deadly...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.