Hadalkaan ayaa waxaa shegay Ra’iisul Wasaaraha Jmhuuriyadda Soomaaliya Xasan cali kheyre xili uu ka qeyb galayay munaasabad Puntland ay Guddiga Gurmadka Qaran lacag ugu wareejineysay.
Kheyre ayaa sheegay in Maalinta Khmaaista ah ee soo socota in Guddiga Gurmadka Qaran ay ku wareejinayaan lacag dhan Hal Milyan oo Dollar.
Waxa uu sheegay in lacagtaan wax loogu qaban doono dadkii ku waxyeeloobay qarixii 14,kii Bishii la soo dhaafay ee Octoper ka dhacay Isgoyska Zoobe ee Magaalada Muqdisho.
Hoos Ka Dhageyso Codka Ra’iisul Wasaare Kheyre.