Madaxweyneyaasha maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa si wada jir uga tacsiyadeeyay geeridii ku timid Wasiirkii Wasaaradda Dastuurka Dowladda Federaalka Soomaaliya ...
Madaxweynaha JFS Mudane, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid Wasiirkii dastuurka XFS marxuum, C/raxman Xoosh Jibriil oo ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Duhurnimo ee Radio Dalsan waxaa Wadajir U ...
Waxaa Goordhow Magaalada Dubai ee Dalka Imaaraadka Carabta ku geeriyooday Wasiirkii Wasaaradda Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil. ...
Wararka ka imaanaya Magaalada Boosaaso ee gobalka Barri ayaa sheegaya in goordhow halkaas uu ka dhacay weerar lagu dhaawac mid ...
Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doona Dalka Kuwait, Danjire Cabdullaahi Maxamed Odowaa, ayaa waxaa Waraqaaha aqoonsiga ka guddoomay Boqorka ...
Ra"iisu-Wasaaraha xukuumadda fedraalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wefdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta ku wajahan magaalada Kismaayo halkaas ...
Gudoomiyaha gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka Xali Ismaaciil Xaliimo Yarey ayaa shaaca ka qaaday in ay jiraan xisbiy tiro ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Axmed Xuseen ...
Wararka ka imaanaya deegaano ka tirsan Gobalka Sh/dhexe ayaa sheegaya in xalay duqeyn diyaaradeed ay ka dhacday deegaan ay maamulaan ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac  ee Radio Dalsan ...
Booliska Dembi-baarista Kenya waxay Maxkamadda Makadara Law Courts ee magaalladda Nairobi ka heleen oggolaansho ay ku sii hayn karaan 4 ...
Mogadishu – Saturday's scheduled session of the House of the People of Somalia’s Federal Parliament was unexpectedly cancelled, sparking speculation...
KAZAN, TATARSTAN – The Federal Republic of Somalia took part in a key cultural diplomacy initiative this week, as Minister...
Kismaayo – Maamulka Jubbaland ayaa ugu baaqay dhammaan shacabka Soomaaliyeed in ay si mideysan ugu istaagaan badbaadinta dalka iyo dowladnimada...
Kulankii Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka dhacay xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeisa....
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.