Waxaa Goordhow Magaalada Dubai ee Dalka Imaaraadka Carabta ku geeriyooday Wasiirkii Wasaaradda Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil.
Allaha u naxariistee Wasiirka ayaa waxaa la sheegay in uu ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla Dubai oo mudooyinkii dambe ku xanuunsanaa.