Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya kooxo hubeysan oo xalay gudaha Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ku dilay Guddoomiyihii ...
In ka badan 40 Muhaajiriin ayaa geeriyootay, 80 kalena wey ku dhawaacmeen, kadib, markii ay Diyaaradaha Dagaalka ee Ciiddanka Khaliifa ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac  ee Radio Dalsan ...
Kartooniste ama Artiste u dhashay dalka Kanada oo lagu magacaabo Michael de Adder ayaa laga joojiyey dhamaan Qandaraasyo uu ka ...
Madaxweynaha Galmudug ayaa manta Magaalada Muqdisho kula kulmay Francisco Madeira oo ah Wakiilka Midowga Africa u qaabilsan Soomaaliya. Madaxweyne Axmed ...
Guddoomiyihii Barlamaanka dalkaasi , Muscab Bu- Shaarib ayaa la sheegay inuu maanta iska casilay, sida uu baahiyey Telefishinka Annahaar. Ilo-wareed ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Ibraahm Maxamed ...
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta magaalada Guriceel kulan qado ah kula qaatay Ugaas ...
Madaxweynaha dalka Uganda, Yoweeri Museveni iyo dhigiisa dalka Sierra Leone, Juliyus Maada  Bio waxay Kulan ku yeesheen Aqalka Mdaaxtooyadda ee magaalladda Entebbe ...
Dowladda Kenya waxay culayskii ugu xoogganaa saartay sidii ay u fashilin lahaayeen dacwadda ay Somalia u gudbisay Maxkamadda Caalamiga ee ...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa si heer sare ah loogu ...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa Maanta Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka kulan kula qaatay Safiirka Dalka ...
Kulankii maanta ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa u baaqday sababo la xiriira kooram la’aan, iyadoo fadhiga ay...
Waxaa galabta lagu wadaa in si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furmo shirkii uu dhawaan iclaamiyay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya,...
Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaannada Awdhiigle, Bariire, Sabiid iyo Caanoole ee gobolka Shabeellaha...
Warar ay baahisay CBS News ayaa sheegaya in Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump uu ka hor yimid qorshe ay...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.