Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Axmed Xuseen ...
Shirka Golaha Wasiirada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ,ayaa todobadkan waxaa Shir Guddoomiyey Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Lafta-gareen. Shirka ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Danjire Axmed Ciise Cawad oo maanta Shir jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay Magaaladda Muqdisho ayaa ...
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta Magaalada Dhuusamareeb si rasmi ah uga bilowday diiwaan gelinta ciidamada Ahlu Sunna si ay uga ...
Boliska magaalladda Eagan ee Gobalka Minnesota ee dalkaasi ayaa sheegay in Nin Soomaali ah lagu dilay toogasho fiidnimadii xalay ka ...
Shir jiraa’iid oo manta magaalada Muqdisho uu ku qabtay Taliyaha hoggaanka Canshuuraha Berigga Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cabdullaahi Xasan Bariise  ayaa ...
Koox Ganacsato u dhalatay dalka Cummaan ayaa shaaciyey inay qorshaynayaan inay maalgashi ku sameystana gudaha Somalia, sida lagu daabacay mid ...
Shirkadaha Maraykanka ee Diyaaradaha farsamaysa ee Boeing ayaa qorsheynaysa inay 100 million oo Dollar ku taageerto qoysaska 346-kii qof ee ...
Shirweyne Heer Gobaleed oo looga hadli doona La-dagaalanka waxa loogu yeero Argagixisadda ayaa la filayaa inuu bishan July 10-da ka ...
Wefdi uu hogaaminayay ergayga midowga Africa u qaabilsan arrimaha Soomaaliya iyo wakiilka IGAD ee Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Dhuusa-mareeb waxaana ...
Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya deegaano ka tirsan gobolka Sool ciidamada Puntland ayaa faarujiyay deegaano ay kaga sugnaayeen gobolka ...
Ciiddanka Badda ee British iyo Saraakiisha ku sugan Gibraltar oo ka mid ah Xuduudaha Britain ee ka baxsan Baddaha, kuna ...
Tehran — In a chilling revelation that could shift the delicate balance of power in the Middle East, Iranian state...
Waxaa saaka si rasmi ah uga bilaabmay magaalada Muqdisho iyo qaar ka mid ah gobollada dalka imtixaanka shahaadiga ah ee...
Televishinka qaranka Iran ayaa Sabtidii baahiyay war sheegaya in hay’adaha sirdoonka Iran ay heleen dukumeenti xasaasi ah oo la xiriira...
Ku dhawaad 21 qof ayaa ku dhaawacmay weerar gantaallo ah oo Iran ku qaaday gobolka xeebta dhexe ee Israa’iil, sida...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.