Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa degaanka Baar-sanguuni ee Gobolka Jubbada hoose waxa ay ku soo Bandhigeen Xuseen Xasan Cambeer, ...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Maanta ku wajahan Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha ...
Ra’isul-wasaraaha dalka Ethiopia, Abiy Ahmed Ali ayaa sheegay inay Dowladda Imaaraadka la saxiixdeen Heshiis lagu shaqaalaysiinayo 50,000 oo shaqaale Ethiopia ...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Gaalkacyo uga qayb galay munaasabad soo dhawayn ah ...
Jugta Qarax xoogan ayaa Goordhow waxaa laga maqlay Xaafado ka tirsan Degmooyinka Wadajir iyo Dharkeenley ee Gobolka Banaadir,kaasi oo ka ...
Taliyaha Taliska Wadajirka ee Milliteriga Maraykanka, Jeneral Joseef Dunford ayaa sheegay inay ka shaqeynayaan dhismaha Isbahaysi Milliteri oo badbaadiya Maraakiibta ...
Maanta oo Arbaca ah ayaa waxa lagu wadaa in Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay kulan ku yeeshaan Xaruntooda ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:- Abuukar ...
Maxakamadda Ciidanka Qalabka Sida ee Soomaaliyeed ayaa xukun dil ah ku fulisay 3 ruux oo ka tirsanaa Al-shabaab,kuwaasi oo ka ...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo galabta dhallinyarada kula jimicsaday waqtina kula qaatay garoonka kubbaadda Cagta ...
Ugu yaraan 12 qof ayaa maanta ku geeriyootay shil gaari oo ka dhacay Gobalka Giza oo dhanka Galbeed kaga toosan ...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa qaybaha kala duwan ee bulshada kula kulmay magaalada Gaalkacyo ...
The Somali delegation led by the Minister of Labour and Social Affairs Hon. Yusuf Mohamed Adan has concluded its participation...
Kulankii maanta ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa u baaqday sababo la xiriira kooram la’aan, iyadoo fadhiga ay...
Waxaa galabta lagu wadaa in si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furmo shirkii uu dhawaan iclaamiyay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya,...
Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaannada Awdhiigle, Bariire, Sabiid iyo Caanoole ee gobolka Shabeellaha...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.