Kenya ayaa ku guulaysatay kursiga aan joogtada ahayn ee Qaaradda Afrika ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay. Kenya oo laga ...
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay ...
Qaar ka mid ah hogaanka sare ee Madasha Xisbiyada Qaran oo sadexdii cisho ee lasoo dhaafay kulan ku lahaa Decale ...
Magaalada Hobyo ee Gobolka Mudug ee dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa gaaray wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo halkaas ...
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre  ayaa saaka kulan kula qaatay magaalada Djibouti Madaxweynaha dowladda aan walaalaha nahay ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Safiirka Dowlada Qatar ee Soomaaliya Xasan ...
Taliye ku-xigeenkii hore ee ciidamada xoogga dalka Generaal Maxamed Cali Bariise ayaa ka badbaaday qarax Miino oo barqanimadii maanta ka ...
Afhayeenka Ciidanka boliiska Soomaliye dhame Sadiiq Aadan Cali oo la hadlay Warbaahinta ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgal saacadihii iyo maalmihii ...
Ciidanka Hay'adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Jubbaland ayaa soo bandhigay Doon qaraxyo Miinooyinka dhulka lagu aasa ah ay saaranyihiin taas ...
Maamulka  Puntland ayaa war kasoo saaray shirkii golaha amniga qaranka ee u dhaxeeyay dowladda maamul gobaleedyada iyo gobolka Banadir kaas ...
Warar dheeraad aha ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax Miino oo ka dhacay degmada Hodon ee gobolka Banaadir, waxaana ...
Kalfadhiga 46-aad, kulankiisii 4-aad ee Golaha Wakiillada Dowlad gobaleedka Puntland ayaa lagu meel-mariyay Ajandaha kalfadhiga 46-aad ee Golaha wakiilada si ...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, iyagoo ansixiyay heshiis muhiim ah oo socdaalka la xiriira...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa maanta shir guddoomiyey shirka toddobaadlaha ee Golaha Wasiirrada, kaas oo...
Ugu yaraan saddex askari ayaa ku dhintay halka labo kale ay dhaawacmeen, kadib markii askari ka tirsan ciidamada ilaalinta nabadgelyada...
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke, ayaa ka hadlay xiisadda ka dhalatay qabashada markabka MV Sea...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.