Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa Khudbad ka jeediyay Shirka Madaxweyneyaasha maamul Goboleedyada dalka uga furmay Magaalada ...
Madaxweynaha Koofur Galbeed Soomaaliya C/casiis Lafta Gareen oo ka hadlayay shirka Wadatashiga dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ayaa sheegay ...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Khudbad ka jeediyay Shirka Madaxweyneyaasha maamul goboleedyada dalka uga socda Magaalada Dhuusamareeb ...
Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug gaar ahaan Xarunta Madaxtooyada ayaa waxaa Goordhow ka furmay Shirweynaha Madaxweyneyaasha maamul Goboleedyada dalka. ...
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya Guutada 16-aad Kumaandooska Danab iyo guutada 17-aad ayaa howlgal qorsheysan kula wareegay degaanka Mubaarak oo hoostaga ...
Xarunta Villa Hargeysa ayaa Goordhow waxaa ka furmay Kulankii 15aad Kalfadhiga 7aad ee Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo kulanka ...
Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa uu shir Deg-deg ah uga socdaa Guddiga amniga Gobolka Mudug, Waxgaradka iyo ...
Dibadbaxayaal ku sugan dalka Mali ayaa waxa ay sababeen in warbaahinta qaranka ay hawada ka baxdo xilli dibadbaxyo ballaaran ay ...
Xarunta Madaxtooyadda Maamulka Galmudug ayaa haatan waxaa ka socda diyaar garoowgii ugu dambeeyay ee uu ku furmayo Shirka Madaxda Maamul ...
Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in dib loo bilaabi doono howlaha bixinta Baasaboorka Soomaaliya oo bilihii ...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Cabdiweli Cabdullaahi Jaamac ayaa daahfuray Sheybaar Cusub oo markii ugu horreysay laga hirgeliyey Galmudug gaar ahaan ...
Gudoomiyaha Guddiga Madaxabannan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismacil ayaa kaga qaybgashay aalada ismaqal aragga ee zoomka shirweyne caalami ah oo ...
Degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ayaa lagu dilay Carab Cali, darawal ka shaqeyn jiray gaari nooca Leyla Calaawi, kadib markii...
Magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa si rasmi ah looga furay kalfadhiga 80aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay,...
Cairo – Egyptian officials and citizens alike have reacted with shock and anger after authorities confirmed that a 3,000-year-old bracelet...
Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu, ayaa ku eedeeyay dalalka reer galbeedka ee dhowaan aqoonsaday Falastiin inay "ammaanayaan argagixiso". Wuxuu ku...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.