Madaxeweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa si kulul u cambaareeyay Masar iyo Imaaraadka Carabta oo labaduba taageeraya xoogagga ku sugan ...
Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose ayaa Gobolkaas ka bilaabay qorsho ah lagu xakameynayo fatahada Wabiga Shabeelle uu ka sameeynayo Degmooyin iyo ...
Ciidamo ka wada tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa daqiiqado kahor waxaa ay Israsaaseyn muddo kooban socotay ay ku dhexmartay qeyb ...
Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa War kasoo saaray weerarkii lagu qaaday Guri mingiska lagu tumo oo ku yaalla agagaarka Iskoolka ...
Guddoomiyaha Degmada Warta-nabadda ee Gobolka Banaadir Saynab Maxamuud Warsame (Xaabsey) ayaa faah faahin ka bixisay weerar Nin hubeysan uu ku ...
Faah faahino ayaa kasoo baxaya Nin hubeysan oo weerar ku qaaday salaadii casir kadib Guri Mingiska lagu tumo oo ku ...
War hada kusoo dhacay Warqabadka Idaacadda Dalsan ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegayaa in Nin hubeysan uu weerar ku ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyadda Magaalada Dhuusamareeb kulan kula qaatay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed ...
Wasaarada Beeraha iyo Waraabka Dowlada Faderaalka Soomaaliya ayaa Shan Gaari iyo Agab kale oo ay ka mid yihiin Matooro ku ...
Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug ayaa Goordhow waxaa gaaray wafdi hordhac u ah Safar Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqii ...
Xarunta Madaxtooyadda Galmudug ayaa haatan waxaa uu kulan uga socdaa Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo Madaxweynaha Galmudug ...
Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho ayaa waxaa kasoo degtay Diyaarad sida Arday dhameysatay waxbarashada Fasalka 4-aad ee Dugsiga Sare, ...
Mogadishu erupted in celebration today as Ramla Ali, Somalia’s trailblazing boxer, returned home with the country’s first-ever international gold medal...
Ciidanka maamulka Jubbaland ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay howdka fog ee deegaanka Raas-Kaambooni, oo hoos yimaada degmada Badhadhe ee gobolka...
Puntland ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah u shaacisay in Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, uu u taagan yahay...
Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa ku dhawaaqay in dib loo furay xarumaha diiwaangelinta dadweynaha ee Gobolka...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.