Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta Agab Caafimaad gaarsiisay Magaalada Doolow ee Gobolka Gedo, iyadoo Maamulka Magaalada uu ka ...
Kulan looga hadlaayay fatahaaddaha Webiga Shabeelle uu ka sameeynayo deegaano iyo Degmooyin ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa Maanta waxaa ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey kulan hordhac u ah Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad ...
Magaalada Dhuusamareeb ayaa haatan waxaa uu kulan uga socdaa Madaxda dowladda Federaalka sida Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Ra’iisul Wasaare Kheyre ...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa ka hadlay sababta keentay burburka diyaaradii xamuulka aheyd ee dhawaan ku burburtay ...
Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug ayaa waxaa maalmaha soo socda lagu wadaa inuu si rasmi ah uga furmo Shirka ...
Warbixin ay soo saartay Wasaaradda gar-gaarka iyo maaraynta musiibooyinka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Kumanaan Qoys oo ku noolaa Degmada ...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay Magaalada Dhuusamareeb kulan kula qaatay Ururada Bulshadda Rayidka ah ee Soomaaliyeed. ...
Koox Burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa xalay xalay waxaa ay Xaafad ka tirsan Magaalada Cape-Town ee dalkaas ku dileen Muwaadin ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Finish iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta oo Isniin ah waxaa ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay markale Magaalada Dhuusamareeb kulan kula qaatay Madaxweyneyaasha maamul Goboleedyada dalka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo la kulmay Hoggaanka Ururrada Bulshada Rayidka ah ayaa uga warbixiyey hannaanka geedi ...
Mogadishu erupted in celebration today as Ramla Ali, Somalia’s trailblazing boxer, returned home with the country’s first-ever international gold medal...
Ciidanka maamulka Jubbaland ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay howdka fog ee deegaanka Raas-Kaambooni, oo hoos yimaada degmada Badhadhe ee gobolka...
Puntland ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah u shaacisay in Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, uu u taagan yahay...
Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa ku dhawaaqay in dib loo furay xarumaha diiwaangelinta dadweynaha ee Gobolka...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.