Siihayaha Wasiirka Wasaaradda amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa Maanta ka qeyb galay Shirka Beesha Mudullood uga socda ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Finish ayaa Khubad ka jeediyay Shirka wadatashiga ah ee Beesha Muddulood ...
Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xarunta Mowlaca Khaliif Cabduqaadir Macalin Nuur ayaa Maanta oo Isniin ah ka furmay Shirka wadatashiga ah ...
Wararka aan ka heleyno Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas lagu diay mid kamid ...
Maamulka Somaliland ayaa ka hadlay Go’aankii Xildhibaanada Golaha Shacabka ay kalsoonidii ugala noqdeen Ra’iisul Wasaarihii dalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dowlad Goboleedka Puntland ka celisay diyaarad qaad farabadan siday oo kasoo duushay Magaalada Nairobi, sida ay ...
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay Go’aan Maanta dib loogu furayo duulimaayadii Caalamiga ee dalka ...
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa xalay kulan ku yeeshay In ka badan 50 Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahin Aadan Cali Najax ayaa ka hadlay Qaraxii xalay lagu dilay Guddoomiye ku-xigeenkii Maamulka iyo ...
Maanta oo Isniin ah ayaa waxaa la filayaa in si rasmi ah dib loogu furo Duulimaadyadii caalamiga ahaa Dalka imaan ...
Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah waxaa ay kulankoodii caadiga ahaa ku yeelan doonaan Xarunta ...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax Caawa lagu dilay Guddoomiye ku-xigeenkii Maamulka iyo Maaliyadda Degmada Wanla-weyn ee Gobolka Shabeellaha ...
Mogadishu erupted in celebration today as Ramla Ali, Somalia’s trailblazing boxer, returned home with the country’s first-ever international gold medal...
Ciidanka maamulka Jubbaland ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay howdka fog ee deegaanka Raas-Kaambooni, oo hoos yimaada degmada Badhadhe ee gobolka...
Puntland ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah u shaacisay in Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, uu u taagan yahay...
Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa ku dhawaaqay in dib loo furay xarumaha diiwaangelinta dadweynaha ee Gobolka...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.