Madaxweynaha Uganda Yoweri Kaguta Museveni ayaa si rasmi ah u wax uga baddalay magacyadiisa si uu ugu daro magac loo ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay saqdii dhexe qaar kamid ah Isgoysyada ku yaalla Magaalada Muqdisho ka qaaday dhagxaantii ay horey ...
Faah faahino ayaa laga helayaa dagaal kooban oo saacadihii lasoo dhaafay deegaan duleedka ka ah Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan tacsi ah la qaatay ehelada iyo qoyska Ra’iisul Wasaarihii Hore ee ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) oo uu wehlinayo Guddoomiyaha Barlamanka Koonfur Galbeed  Cali Saciid Fiqi ...
Wareegto kasoo baxday Xafiiska madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug  Axmed Cabdi Kaariye ayaa lagu magacaabay Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha Racfaanka iyo Maxkamadaha gobolada ...
Xildhibaan ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa laga joojiyay Lacagta Mushaarka ahayd ee uu ka qaadan jiray maamulkaasi, waxaana sidoo kale ...
Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid oo maalmahaan ku sugnaa magaalada Gaalkacyo ayaa daahfuray doorashada xubnaha golaha deegaanka ...
Wasaaradda caafimaadka Puntland oo ka duulaysa horumarinta caafimaadka iyo in la daadajiyo maamulka caafimaadka oo la gaarsiiyo heer degmo ayaa ...
Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in uu wadahal miro dhal ah la yeeshay Safiirka Midowga Yurub ee ...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa howlgal ka dhan ah  Al-Shabaab waxaa ay ka fuliyeeen tuulooyin hoostaga Degaanka Bariire ee Gobolka ...
La-taliyihii gaarka ahaa ee Xariiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Xariir Baaruud ayaa shaaciyay inuu isaga tegay shaqadii uu haayay ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeybgalay munaasabad si rasmi ah loogu daahfurayay Qorshaha Hiigsiga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah magaalada Muqdisho uga daahfuray Qorshaha Hiigsiga Qarni-jirka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xalay ka qeybgalay munaasabad casho sharaf ah oo lagu maamuusayay...
In a landmark move signaling a bold new era for Somalia’s future, President Dr. Hassan Sheikh Mohamud today officially launched...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.