Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo si kulul u cambaareeyey weerarkii lagu qaaday masuuliyiin iyo muwaadiniin kale ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Maxamed Geedi ...
Taliska Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyay khasaaraha ka dhashay Qaraxii is-miidaaminta ahaa ee ka dhacay xeebta Liido, degmada ...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka hadlay Qarax Is-miidaamin ah oo Caawa ka dhacay afaafka hore Maqaayad lagu magacaabo Pescatore Sea ...
Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar ku bilowday qarax uu fuliyay qof isku soo xiray Jaakad waxyaabaha qarxa ...
Jugta qarax xoogan ayaa dhowr iyo toban daqiiqo kahor laga maqlay inta badan degmooyinka Gobolka Banaadir gaar ahaan xeebta Liido ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Maxamed Geedi ...
Magaalada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo ee Maamulka Jubbaland ayaa Maanta oo jimco ah waxaa ka dhacday doorashada 8 kuraasi oo ...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe, ayaa maanta gaaray Gobolka Gedo halkaas oo ay kasocoto doorashada Xildhibaanada ...
Madaxweynihii hore ee Kenya ee Mwai Kibaki ayaa geeriyooday , sida uu shaaciyay madaxweynaha haatan xilka haya Uhuru Kenyatta. Wuxuu ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Duhurnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:- Maxamed ...
Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyaha muddo xileedkiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu sheegay in doorashooyinka isbarbar socda ee ...
MOGADISHU, – Armed Somali soldiers blocked the main entrance of Boosaaso General Hospital on Saturday, protesting months of unpaid salaries...
MOGADISHU, — A new diplomatic flashpoint has emerged in the Horn of Africa after China sharply condemned U.S. Senator Ted...
Afgooye, Somalia — Voter registration officially began on Saturday in Afgooye District, Lower Shabelle region, marking another crucial step in...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay fuliyay howlgallo qorsheysan...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.