Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan soo dhoweyn ah kula qaatay Guddoomiyaha cusub ee Golaha ...
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta ayaa ku dhawaaqday in la fasaxay shaqaalaha dowladda Federaalka iyo ...
Ruushka ayaa sheegay in ka badan hal milyan oo qof laga daadgureeyay Ukraine lana geeyey deegaannada uu Ruushka qabsaday tan ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Duhurnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-C/Salaam Juule ...
Guddomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Baarlamanka 11-aad Sheekh Aadan Maxamed Nuur Sheekh Aadan Madoobe ayaa maanta kulankiisa ugu horeeyey shir ...
Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa Goor dhow kulankoodii caadiga ahaa uu uga furmay Xarunta ...
Buuq iyo sawaxan ayaa is qabsaday Xarunta Golaha Shacabka ee Villa Hargeysa oo ay manta kulankoodii 1aad ku yeelanayaan Xildhibaanada ...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Qarax dhimasho iyo dhaawac gaystay oo Ciidamada Dowaladda Soomaaliya lagula eegtay qaybo ka mid ...
Taliska ciidamada booliska Soomaaliya ayaa sharraxaad ka bixiyay dhacdadii labo maalin ka hor lagu dilay Cismaan Salaad Daahir oo ku ...
Sida lagu shaaciyey fariin caawa loo diray Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya, waxaa maanta oo Sabti ah xarunta Villa ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Maxamed Geedi ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Maxamed Geedi ...
Guddiga Doorashada Golaha Wakiillada Waqooyi Bari ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyay jadwalka doorashada Guddoomiyaha iyo ku-xigeennadiisa, taas oo...
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan siyaasadeed iyo mid talo-wadaag ah la qaadanaya isimada dhaqanka ee gobollada Sanaag...
War-saxaafadeed ka soo baxay dawladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ciidanka Xoogga Dalka oo kaashanaya saaxiibbada caalamka ay hawlgal qorsheysan...
Xamaas ayaa ogolaatay soo jeedinta Masar iyo Qadar ee ku saabsan xabbad-joojin 60 maalmood ah iyo sii deynta qaar ka...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.