Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maanta kulan la qaatay Guddiga madax-banaan ee Xuduudaha ...
Wararka aan ka heleyno degmada Galdogob ee Gobolka Mudug ee Puntland ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas uu saacadihii lasoo ...
Muddo 23 sano ah ayuu Ismaaciil Cumar Geelle xukumayay dalka Jabuuti oo ay ku nool yihiin shacab tiradoodu dhan tahay ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka ee Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho ku shir-guddoomiyey kulan ku saabsan iskaashiga Soomaaliya iyo ...
Ciidamada Ruushka ayaa sii wada Gantaallada ay ku garaacayaan magaalooyinka Dalka Ukraine. Saraakiisha ku sugan gudaha ayaa kusoo warramayaa in ...
Wafdi ka socday dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayey Wasiirka Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Cabduwahaab Ugaas Xuseen ...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa Maanta waxaa ay xukun ku riday Askari ka tirsan Ciidamada Xoogga Dalka gaar ahaan Ururuka ...
Baarlamaanka dalka Sri Lanka ayaa Ra’iisul Wasaarihii hore Ranil Wickramesinghe u doortay xilka Madaxweynaha, ka dib doorasho maanta ka dhacday ...
Qaraxa sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa dhowr iyo toban daqiiqo kahor ka dhacay gudaha degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa xilka qaadis ku sameeyay Duqii ...
Wararka aan ka heleyno Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in xaafad ka tirsan Magaaladaas lagu ...
Ugu yaraan 17 xubnood oo ka tirsan xisbiga Dimuqraadiga ee Congress-ka Mareykanka ayaa la xiray, xilli ay ka qeyb galayeen ...
Bilan Media, oo ah xarunta warbaahineed ee kaliya ee haween u gaar ah ee Soomaaliya laga leeyahay, ayaa ku dhawaaqday...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, iyadoo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre. Kulanka...
Dagaal culus ayaa saaka dib uga qarxay deegaanka Meersiis oo ka tirsan degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud, kadib markii beelo...
Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Siciid Maxamed Maxamuud-Xayd, ayaa hoggaaminaya wafdi ka socda dowladda...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.