Ciidanka ammaanka Maamulka Puntland ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxaa ay howlgalo qorsheysan ka sameeyeen Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari, ...
Madaxweynaha Dowlad gobolledka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wakiilka hay’ada UNICEF ee Soomaaliya Marwo Wafaa ...
Dowladda Mareykanka ayaa Isniinti ku dhawaaqday in ay bixineyso lacag dheeraad ah oo gaareysa 1.2 bilyan oo dollar oo ah ...
Hay'adda Cunnada Adduunka ee WFP waxay sheegtay in 20 malyan oo qof oo ku nool waddamada Somaaliya, Kenya iyo Itoobiya ...
Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa ka codsaday saraakiisha inay sare u qaadaan dadaallada ku saabsan mabda'a ah in diinta Islaamka ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Duhurnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Maryan Ladan ...
Somaliland ayaa ku dhawaaqday in degaanadeeda ay ka mamnuucday Idaacadda BBC-da, iyadoona u jeedisay Eedeymo culus oo la xariira madax-bannaanida ...
Ciidanka la dagaallanka Al-Shabaab ee dalka Kenya ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen xubin ka tirsan dagaalamaayasha AL-shabaab oo ku ...
Qaar ka mid ah warbaahinta reer Galbeedka ayaa maalmihii lasoo dhaafay tebinayay dagaal dhinaca warbaahinta ah oo u dhaxeeya Ilhaan ...
Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee ku sugan Galmudug gaar ahaan Caabudwaaq ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen, Asakari ka tirsan Ciidanka ...
Hantidhowrka Guud ee Qaranka ayaa soo saaray amar lagu mamnuucayo in hey’adaha dowladdu ay galaan heshiisyo waa wayn, inta laga ...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay, Suldaan Saciid Axmed, oo ah Mudane ka ...
Bilan Media, oo ah xarunta warbaahineed ee kaliya ee haween u gaar ah ee Soomaaliya laga leeyahay, ayaa ku dhawaaqday...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, iyadoo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre. Kulanka...
Dagaal culus ayaa saaka dib uga qarxay deegaanka Meersiis oo ka tirsan degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud, kadib markii beelo...
Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Siciid Maxamed Maxamuud-Xayd, ayaa hoggaaminaya wafdi ka socda dowladda...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.