Ugu yaraan 35 qof ayaa ku dhintay qarax ka dhacay waqooyiga dalka Burkina Faso halkaas oo ay ku xooggan yihiin ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Duhurnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Farxiyo Muraad ...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa Maanta xukun dil toogasho ah ku riday laba Askari oo ka kala tirsan Ciidamada Gor-gor ...
Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay qarax xoogan oo Maanta ka dhacay Magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha ...
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin oo ka hadlayey Arrimaha deegaanka ayaa yiriâ€Waxaan marar badan maqalnaa calaamado naxdin leh oo sheegaya in ...
Wararka aan ka heleyno Magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose ee Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in halkaas  goor dhow ...
Somaliland ayaa Maanta oo talaado ah waxaa goob fagaare ah oo ku dhex taalla xabsiga weyn ee Mandheera ee Gobolka ...
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa sheegay in Golaha Wakiillada ay ansixiyeen xubnihii ka harsanaa Komishanka doorashooyinka Somaliland, ...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar dhulka ah ku maraya deegaano katirsan Gobolka ...
Waxaa Maanta oo talaado ah lagu wadaa in Magaalada Muqdisho lagu soo gaba-gabeeyo Shirka Wasiirada Wasaaraddaha Maaliyadda dowladda Federaalka iyo ...
Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan idin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Dalsan waxaa Akhrinaya:-Xuseen Waashitoon ...
Wararka aan ka heleyno Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa ay sheegayaan in xalay gudaha Magaaladaas lagu ...
Djibouti - In a move steeped in symbolism and diplomacy, President Hassan Sheikh Mohamud of the Federal Republic of Somalia landed today...
Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Mahmoud Ali Youssouf, ayaa si diirran u soo dhaweeyay hadalka Madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron, oo ku...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa warsaxaafadeed rasmi ah ku soo dhoweysay bayaanka taariikhiga ah ee ay Dowladda...
Taliska howlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM ayaa maanta shaaciyay in ciidamada iskaashanaya ee AUSSOM iyo Xoogga Dalka Soomaaliyeed (SNAF) ay...
Radio Station
Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.
© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.