MW Putin oo War kasoo saaray Isbeddelka cimilada dunida ee sii xumaanaysa

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin oo ka hadlayey Arrimaha deegaanka ayaa yiri”Waxaan marar badan maqalnaa calaamado naxdin leh oo sheegaya in haddii aadanuhu uusan wax ka qaban arrimaha deegaanka nolosha Aadanuhu halis gelayso”

Madaxweynaha ayaa xusay in ay jiraan fikrado kala duwan, haddana way iska caddahay in bini’aadamku ay sababeen dhibaatooyin xagga deegaanka ah, ayuu Putin ka sheegay Madasha Deegaanka Ecological Youth ee Dhammaan-Ruushka: “isagoo carabka ku adkeeyey in Arimaha deegaanka u baahan yihiin fiiro gaar ah.”

Putin waxa uu dhaleeceeyay habka Yurub u wajahdo arrimaha deegaanka ee caalamka.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor