• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Thursday, July 17, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Muwaadiniin Soomaali ku xiran Maraykanka oo la sheegay inay Daacish u qorayeen Dagaalyahanno

Dalsan Editor by Dalsan Editor
August 22, 2015
in Warar
Reading Time: 2 mins read
A A
4
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Saddex ka mid 7 dhallinyarro Somali Maraykan ku xiran Xabsiyada daalkaasi ayaa la sheegay inay Kooxda Daacish dagaalyahanno uga qorayeen Gobalka Minnesota.

Dukumenti cusub oo shalay Baarayaasha u gudbiyeen Maxkamadda ayaa lagu sheegay inay 3da Eedeysane ku hawlanaayeen inay Soomaalida deggan Monnesota ku baraarujiyaan inay ku biiraan Kooxda Daacish, isla markaana ay Qalabka internetka u adeegsadeen inay ku baahiyaan Borobogaandada Daacish iyo inay kula xiriiraan Dagaalyahanno shisheey oo ku kala sugan dalalka Somalia iyo Syria.

Dukumentiga waxa uu faahfaahin dheeraad ah ka bixiyey qaabka ay Eedeysanayaasha ugu hawlanaayeen inay dad u qoraan Kooxda Daacish.

Eedeysanayaasha lagu soo oogay dacwadahaasi ayaa kala ahaa Zakariya Abdurahman,  Hanad Musse iyo Xamza Ahmed, waxaana  Maxkamadda loo soo gudbiyey codad laga duubay  xilli ay gaari ku safrayeen.

Nin la shaqeynayey Hay’adda Dembi-baarista Boliska Maraykanka (FBI)-da ayaa la shegay inuu soo gudbiyey Warbixinadda lagu qabtay iyo codod laga duubay Eedeysanayaasha oo qorsheynaysay inay u socdaalaan dalka Syria.

Baarayaasha Federalka Maraykanka waxay ku gacan-sayreen qoraal ay soo gudbiyeen Garyaqaaanadda Eedeysanayaaashaasi.

Dhinaca kale, Saddexda Eedeysane ee lagu kala magacaabo Zakariya Abdurahman,  Hanad Musse iyo Xamza Ahmed  ayaa la filayaa inay bisha soo socota ee September 2-da la hor keeno Maxkamadda Heer Degmo ee Gobalka Minnesota.

© Radio Dalsan

Previous Post

Dhageyso: warka subaxnimo Ee Radio Dalsan ,22-08-2015

Next Post

FAO oo ka digtay khatar ku soo fool leh guulaha laga gaaray Hawlaha Samafalka Somalia

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Itoobiya oo Shaacisay Inay Xirtay 82 Qof oo Loo Heysto Xiriir ay la leeyihiin Ururka Daacish
Warar

Itoobiya oo Shaacisay Inay Xirtay 82 Qof oo Loo Heysto Xiriir ay la leeyihiin Ururka Daacish

July 16, 2025
Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowladda Federaalka oo Ka Hadashay Xiisadda ka Taagan Dhahar
Warar

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowladda Federaalka oo Ka Hadashay Xiisadda ka Taagan Dhahar

July 16, 2025
Maamulka Puntland oo Cambaareyn Culus u Jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya
Warar

Maamulka Puntland oo Cambaareyn Culus u Jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya

July 16, 2025
Dagaal Ka Qarxay Magaalada Dhahar oo Dhexmaray Ciidamada Puntland iyo Kuwa Deegaanka Beesha Maakhir
Warar

Dagaal Ka Qarxay Magaalada Dhahar oo Dhexmaray Ciidamada Puntland iyo Kuwa Deegaanka Beesha Maakhir

July 15, 2025
Isdiiwaangelinta Codbixiyeyaasha Gobolka Banaadir oo Hal Bil Loo Kordhiyay
Warar

Isdiiwaangelinta Codbixiyeyaasha Gobolka Banaadir oo Hal Bil Loo Kordhiyay

July 15, 2025
“Booliska oo Qabtay Koox Dilal ka Fulisay Muqdisho”
Warar

Booliiska Soomaaliya oo Soo Bandhigay Hub ay Ka Fashiliyeen Weerar Ay Maleeshiyaad Ku Qaadeen Guri Xukun Maxkamadeed Leh

July 15, 2025
Next Post

FAO oo ka digtay khatar ku soo fool leh guulaha laga gaaray Hawlaha Samafalka Somalia

Somali National Army Conducts Successful Operation in Lower Shabelle

Somali National Army Conducts Successful Operation in Lower Shabelle

by Liban
July 17, 2025
0

Marka, Somalia  – The Somali National Army (SNA) has carried out a well-coordinated military operation in the Busleey area of...

Somali Delegation Joins High-Level Housing Summit in Algeria

Somali Delegation Joins High-Level Housing Summit in Algeria

by Liban
July 17, 2025
0

Algiers, Algeria  – A high-level delegation from the Federal Government of Somalia, led by the State Minister for Public Works,...

Bilan Media Offers $1,000 Reporting Grant for Somali Women Journalists

Bilan Media Offers $1,000 Reporting Grant for Somali Women Journalists

by Liban
July 17, 2025
0

Mogadishu — Bilan Media, Somalia’s first and only all-women newsroom, is offering Somali women journalists the chance to win $1,000 for...

Somalia’s Finance Minister Honored with Prestigious Award for Excellence in Africa

Somalia’s Finance Minister Honored with Prestigious Award for Excellence in Africa

by Liban
July 17, 2025
0

MOGADISHU – In a grand ceremony held last night in Mogadishu, the Somali Bankers Association honored the Federal Government of Somalia’s...

Somali National Army Conducts Successful Operation in Lower Shabelle
English News

Somali National Army Conducts Successful Operation in Lower Shabelle

July 17, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somali Delegation Joins High-Level Housing Summit in Algeria
English News

Somali Delegation Joins High-Level Housing Summit in Algeria

July 17, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Bilan Media Offers $1,000 Reporting Grant for Somali Women Journalists
English News

Bilan Media Offers $1,000 Reporting Grant for Somali Women Journalists

July 17, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia’s Finance Minister Honored with Prestigious Award for Excellence in Africa
English News

Somalia’s Finance Minister Honored with Prestigious Award for Excellence in Africa

July 17, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Itoobiya oo Shaacisay Inay Xirtay 82 Qof oo Loo Heysto Xiriir ay la leeyihiin Ururka Daacish
Warar

Itoobiya oo Shaacisay Inay Xirtay 82 Qof oo Loo Heysto Xiriir ay la leeyihiin Ururka Daacish

July 16, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Ethiopia Arrests 82 Suspected ISIS Members Allegedly Trained in Somalia’s Puntland
English News

Ethiopia Arrests 82 Suspected ISIS Members Allegedly Trained in Somalia’s Puntland

July 16, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Somali National Army Conducts Successful Operation in Lower Shabelle
  • Somali Delegation Joins High-Level Housing Summit in Algeria
  • Bilan Media Offers $1,000 Reporting Grant for Somali Women Journalists
  • Somalia’s Finance Minister Honored with Prestigious Award for Excellence in Africa

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00