• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Tuesday, July 1, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Caalamka

Maxaa ka jira in Muwaadiniin Soomaali ah laga soo masaafuriyey dalka Jarmalka?

Dalsan Editor by Dalsan Editor
August 26, 2022
in Caalamka, Warar
Reading Time: 2 mins read
A A
Maxaa ka jira in Muwaadiniin Soomaali ah laga soo masaafuriyey dalka Jarmalka?
5
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Safiirka Soomaaliya ee Dalka Jarmalka Maxamed Maxamuud Tifow ayaa sheegay in aysan jirin muwaadiniin Soomaali ah oo si sharci darro ah ama si qasab ah looga masaafuriyay dalkaasi.

Safiirka oo u waramayey Warbaahinta dowladda ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed ay la mid yihiin dadka ajaaniibta ah ee ku dhaqan dalka Jarmalka,isla markaana ay leyihiin xuquuq la siman muwaadiniinta dalkaasi.

Safiirka Soomaaliya ee Dalka Jarmalka Maxamed Maxamuud Tifoow ,waxa uu xaqiijiyay in ay ka warhayaan dil todobaadkii hore ciidanka Booliska ay u geysteen nin soomaali ah, isagoo intaa raaciyay in ay jiraan qoysas laga qaatay caruurtooda ,kadib markii lagu eedeeyayIn ay dayac ku sameeyeen la socodka iyo ka warqabka nolosha caruurtaasi..

Safiirka, waxa uu soo jeediyay in dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Jarmalka ay wax u qabsadaan sida dadyowga kale.

Dalka Jarmalka waxaa ku nool 72 kun oo soomaali ah, kuwaas oo 20 kii sano ee u dambeeyay galay ama u tallaabay dalkaasi ,waxayna isugu jiraan qaar sharci leh iyo kuwo aan sharci heysan.

Previous Post

Dhageyso:-Warka Duhurnimo Ee Radio Dalsan 26/08/2022

Next Post

Faah faahin kasoo baxeysa Dagaal khasaaro dhaliyey oo Maanta ka dhacay Warsheekh

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Dhagax-Dhigay Xarunta Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Dhagax-Dhigay Xarunta Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah

June 30, 2025
Duqa Muqdisho oo Dhagax-Dhigay Waddo Laami ah oo Isku Xirta Isgoyska Banaadir iyo Degmada Wadajir
Warar

Duqa Muqdisho oo Dhagax-Dhigay Waddo Laami ah oo Isku Xirta Isgoyska Banaadir iyo Degmada Wadajir

June 30, 2025
Wasiirro Sare oo Soomaaliyeed oo Booqasho Shaqo Ku Tegay Tanzania
Warar

Wasiirro Sare oo Soomaaliyeed oo Booqasho Shaqo Ku Tegay Tanzania

June 30, 2025
Israa’iil oo Amartay Qax Degdeg ah oo ka dhaca Waqooyiga Qaza, Iyadoo Weerarro Cusub ay Socdaan
Caalamka

Israa’iil oo Amartay Qax Degdeg ah oo ka dhaca Waqooyiga Qaza, Iyadoo Weerarro Cusub ay Socdaan

June 30, 2025
Saraakiisha Puntland iyo Ciidamada Badda Midowga Yurub oo Kulan Istaraatiiji ah Yeeshay
Warar

Saraakiisha Puntland iyo Ciidamada Badda Midowga Yurub oo Kulan Istaraatiiji ah Yeeshay

June 30, 2025
Madaxweynaha Soomaaliya oo Dhagax Dhigay Garoon, Dekad iyo Xarunta Dayax-gacmeedka ee Shabeellaha Dhexe
Warar

Madaxweynaha Soomaaliya oo Dhagax Dhigay Garoon, Dekad iyo Xarunta Dayax-gacmeedka ee Shabeellaha Dhexe

June 29, 2025
Next Post
Faah faahin kasoo baxeysa Dagaal khasaaro dhaliyey oo Maanta ka dhacay Warsheekh

Faah faahin kasoo baxeysa Dagaal khasaaro dhaliyey oo Maanta ka dhacay Warsheekh

PM Hamsa Barre Lays Foundation Stone for Somalia’s Ministry of Fisheries and Blue Economy Headquarters

PM Hamsa Barre Lays Foundation Stone for Somalia’s Ministry of Fisheries and Blue Economy Headquarters

by Gesey Liban
June 30, 2025
0

Mogadishu, Somalia – In a strategic move aimed at boosting Somalia’s marine-based economy, Prime Minister Hamsa Abdi Barre today officially...

Somalia Deploys U.S.-Backed PISCES Border Control System to Modernize Immigration and Bolster National Security

Somalia Deploys U.S.-Backed PISCES Border Control System to Modernize Immigration and Bolster National Security

by Gesey Liban
June 30, 2025
0

Mogadishu, Somalia – Somalia has officially launched a sophisticated immigration management system known as PISCES (Personal Identification Secure Comparison and...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Dhagax-Dhigay Xarunta Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Dhagax-Dhigay Xarunta Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah

by Ilhaan
June 30, 2025
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha cusub ee Xarunta Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha...

Muqdisho’s Road to Progress: Mayor Lays Foundation for Key Paved Road Connecting Banadir Junction to Wadajir District

Muqdisho’s Road to Progress: Mayor Lays Foundation for Key Paved Road Connecting Banadir Junction to Wadajir District

by Gesey Liban
June 30, 2025
0

MOGADISHU – In a bold stride towards urban development, the Mayor of Mogadishu and Governor of Banadir Region, Dr. Xasan...

PM Hamsa Barre Lays Foundation Stone for Somalia’s Ministry of Fisheries and Blue Economy Headquarters
English News

PM Hamsa Barre Lays Foundation Stone for Somalia’s Ministry of Fisheries and Blue Economy Headquarters

June 30, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia Deploys U.S.-Backed PISCES Border Control System to Modernize Immigration and Bolster National Security
English News

Somalia Deploys U.S.-Backed PISCES Border Control System to Modernize Immigration and Bolster National Security

June 30, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Dhagax-Dhigay Xarunta Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Dhagax-Dhigay Xarunta Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah

June 30, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Muqdisho’s Road to Progress: Mayor Lays Foundation for Key Paved Road Connecting Banadir Junction to Wadajir District
English News

Muqdisho's Road to Progress: Mayor Lays Foundation for Key Paved Road Connecting Banadir Junction to Wadajir District

June 30, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia Strengthens Diplomatic Ties with Tanzania Through High-Level Ministerial Visit
English News

Somalia Strengthens Diplomatic Ties with Tanzania Through High-Level Ministerial Visit

June 30, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Duqa Muqdisho oo Dhagax-Dhigay Waddo Laami ah oo Isku Xirta Isgoyska Banaadir iyo Degmada Wadajir
Warar

Duqa Muqdisho oo Dhagax-Dhigay Waddo Laami ah oo Isku Xirta Isgoyska Banaadir iyo Degmada Wadajir

June 30, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • PM Hamsa Barre Lays Foundation Stone for Somalia’s Ministry of Fisheries and Blue Economy Headquarters
  • Somalia Deploys U.S.-Backed PISCES Border Control System to Modernize Immigration and Bolster National Security
  • Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Dhagax-Dhigay Xarunta Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah
  • Muqdisho’s Road to Progress: Mayor Lays Foundation for Key Paved Road Connecting Banadir Junction to Wadajir District

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00