• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Tuesday, July 1, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Maraykanka oo soo bandhigay Qoraal dheer oo ay sheegeen inuu Hoggaamiyihii Alqaacida u soo diray Hoggaamiyihii Alshabaab,

Dalsan Editor by Dalsan Editor
May 20, 2015
in Warar
Reading Time: 4 mins read
A A
2
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Dowladda Maraykanka ayaa maanta soo bandhigtay faahfaahinno dheeraad oo ku aadan Dukumentiyaddii muhiimka ahaa ee ay Ciiddanka Khaaska ee Maraykanka ku soo qabteen Hawlgalkii lagu dilay Hoggaamiyihii Alqaacida, Usaama Bin Ladin, sannadkii 2011-kii.

Dukumentiyadaasi oo ka koobnaa in ka badan 400 oo farriimo, buugaag, warbixinno Cilmi-baaris iyo Dukumentiyo kale.

Maraykanka waxay sheegeen in Dukumentiyadda laga soo qaaday Dhismihii lagu dilay Usaama Bin Ladin in haatan lagu xafiayo Khaanadaha Buugaagta ee Xafiiska Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka Qaranka Maraykanka oo isagu soo bandhigay Dukumentiyaddaasi.

Maraykanka waxay sheegeen in Dukumentiyadda la qabtay ku jireen Qoraal uu Bin Ladin u diray Hoggaamiyihii Alshabaab, Sheekh C/raxmaan Abu Zubeyr, taasi oo uu Bin Ladin kaga hadlay qoddobo badan oo muhiim ah.

Hadadaynu soo koobna Turjumaadda ay Maraykanka ku sameeyeen qoraalkaasi oo ilaa 7 bog ah ayaa  waxa u uBin Ladin si gaar ah kaga hadlay:- Hawlgalka Dagaal ee ay Alshabaab kula jiraan Ciiddamadda AMISOM,  Xoojinta Garsoorka iyo Nabadda, Ololaha Wacyi-gelinta ee kaalmadda loogu ururinayey dadkii ku macluulsanaa Somalia iyo sida uu dalka Somalia ugu fiican yahay wax-beerashadda.

Bin Ladin waxa uu ku booriyey Hoggaamiyihii Alshabaab in dagaalka lagula jiro Ciiddanka Afrika laga dhigo mid lagu weerarayo Ciiddanka jooga Garoonka Diyaaradaha Muqdisho iyo marka ay Ciiddankaasi marayaan Waddooyinka Muqdisho.

Waxaa uu ku baaqay in la badbaadiyo Muslimiinta ku sugan Suuqa Bakaaraha, si aysan ciiddamadda Afrikaanka u soo begsanin Suuqaasi.

“Fadlan la hadla Walaalaha Soomaaliyeed si lo oyareeyo dhibaatadda  dadka Muslimiinta ka soo gaari karto haddii la weeraro Xarumaha Ciiddanka Afrikaanka” ayuu Bin Ladin ku yiri Qoraalkiisa ay Dowladda Maraykanka soo bandhigtay.

Sidoo kale, Waxa uu Madaxda Alshabaab ku booriyey inay ka fekeraan qorshe wanaagsan oo lagu khaarijin karo Madaxweynaha Uganda, Yoweeri Museveni, si loo wiiqo dagaalladda ay Askarta Afrikaanka ka wadaan magaalladda Muqdisho.

Bin Ladin waxa kaloo uu ka hadlay in la helo Garsoorayaal carbisan, si ay gacan uga geystaan Garsoorka Ummadda, wuxuuna hoosta ka xariiqay inay Ummadda Soomaaliyeed u baahan yihiin Caddaalad iyo Nabad.

waxa Qoraalkaasi Turjuman ee ay Dowladda Maraykanka maanta soo bandhigtay ayaa lagu xusay inuu Bin Ladin kula taliyey Alshabaab inay  si hoose ula macaamilaan Culumadda Suufiyiinta, si looga waantoobo inay Suufiyiinta noqdaan qalab ay caddowga u aadeegsadaan dhibaataynta Halganka Alshabaab.

Usaama Bin Ladin waxa kaloo uu ka hadlay Kheyraadka u u Rabbi ku manaystay Somalia, wuxuuna ku taliyey in Ummadda lagu booriyo inay beertaan dalagyadda waxtarka leh iyo in loo balan-qaado in laga kireeyo dhulal muddo sannado ah. Waxa uu xusay in loo baahan yahay in la abuuro geedaha Istaraatijiyadda leh, sida Timirta iyo Geedaha Furutada ah (Dates and Fruit Trees). Waxa kaloo uu ku taliyey in la beero Geed Qumbaha, si macaash looga helo.

Waxa kaloo uu xusay in halkii Hektar oo dhul ah  oo lagu beero Geedaha Qumbaha in laga macaashayo lacag dhan 57,000 oo Dollar.

Qoraalka ay Maraykanka soo turjumeen ee uu Hoggaamiyihii Alqaacida u soo diray Hoggaamiyihii Alshabaab waxa uu Walaalaha Alshabaab kula taliyey inay ka tusaale qaataan Dhaqdhaqaaqa Islaamka ee Sudan

Wuxuuna uga digay Walaalaha ka hawlgalayo Imaaradda Islaamka ee Somalia inaysan noqonin kuwo faraha la gala Ganacsiga, si aysan u dayacin hawlaha loo idmay.

Sidoo kale, Bin Ladin waxa uu sheegay in dadka ka xoogsada Imaaradda Islaamka ay ka waalaacaan oo keliya Ammaanka iyo Caddaaladda, wuxuuna ku baaqay in la tababaro Garsoorayaala wax ku garsoora, kuna xukuma

 Dalsan News Desk

Previous Post

Alshabaab oo ku baaqday inay kaalmo la gaaraan Muslimiinta ku dhibaataysan K/bari ee Asia

Next Post

Dhageyso:Barnaamijka wareega wararka 24 saac ee Radio Dalsan ,20-05-2015

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Dhagax-Dhigay Xarunta Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Dhagax-Dhigay Xarunta Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah

June 30, 2025
Duqa Muqdisho oo Dhagax-Dhigay Waddo Laami ah oo Isku Xirta Isgoyska Banaadir iyo Degmada Wadajir
Warar

Duqa Muqdisho oo Dhagax-Dhigay Waddo Laami ah oo Isku Xirta Isgoyska Banaadir iyo Degmada Wadajir

June 30, 2025
Wasiirro Sare oo Soomaaliyeed oo Booqasho Shaqo Ku Tegay Tanzania
Warar

Wasiirro Sare oo Soomaaliyeed oo Booqasho Shaqo Ku Tegay Tanzania

June 30, 2025
Israa’iil oo Amartay Qax Degdeg ah oo ka dhaca Waqooyiga Qaza, Iyadoo Weerarro Cusub ay Socdaan
Caalamka

Israa’iil oo Amartay Qax Degdeg ah oo ka dhaca Waqooyiga Qaza, Iyadoo Weerarro Cusub ay Socdaan

June 30, 2025
Saraakiisha Puntland iyo Ciidamada Badda Midowga Yurub oo Kulan Istaraatiiji ah Yeeshay
Warar

Saraakiisha Puntland iyo Ciidamada Badda Midowga Yurub oo Kulan Istaraatiiji ah Yeeshay

June 30, 2025
Madaxweynaha Soomaaliya oo Dhagax Dhigay Garoon, Dekad iyo Xarunta Dayax-gacmeedka ee Shabeellaha Dhexe
Warar

Madaxweynaha Soomaaliya oo Dhagax Dhigay Garoon, Dekad iyo Xarunta Dayax-gacmeedka ee Shabeellaha Dhexe

June 29, 2025
Next Post

Dhageyso:Barnaamijka wareega wararka 24 saac ee Radio Dalsan ,20-05-2015

PM Hamsa Barre Lays Foundation Stone for Somalia’s Ministry of Fisheries and Blue Economy Headquarters

PM Hamsa Barre Lays Foundation Stone for Somalia’s Ministry of Fisheries and Blue Economy Headquarters

by Gesey Liban
June 30, 2025
0

Mogadishu, Somalia – In a strategic move aimed at boosting Somalia’s marine-based economy, Prime Minister Hamsa Abdi Barre today officially...

Somalia Deploys U.S.-Backed PISCES Border Control System to Modernize Immigration and Bolster National Security

Somalia Deploys U.S.-Backed PISCES Border Control System to Modernize Immigration and Bolster National Security

by Gesey Liban
June 30, 2025
0

Mogadishu, Somalia – Somalia has officially launched a sophisticated immigration management system known as PISCES (Personal Identification Secure Comparison and...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Dhagax-Dhigay Xarunta Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Dhagax-Dhigay Xarunta Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah

by Ilhaan
June 30, 2025
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha cusub ee Xarunta Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha...

Muqdisho’s Road to Progress: Mayor Lays Foundation for Key Paved Road Connecting Banadir Junction to Wadajir District

Muqdisho’s Road to Progress: Mayor Lays Foundation for Key Paved Road Connecting Banadir Junction to Wadajir District

by Gesey Liban
June 30, 2025
0

MOGADISHU – In a bold stride towards urban development, the Mayor of Mogadishu and Governor of Banadir Region, Dr. Xasan...

PM Hamsa Barre Lays Foundation Stone for Somalia’s Ministry of Fisheries and Blue Economy Headquarters
English News

PM Hamsa Barre Lays Foundation Stone for Somalia’s Ministry of Fisheries and Blue Economy Headquarters

June 30, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia Deploys U.S.-Backed PISCES Border Control System to Modernize Immigration and Bolster National Security
English News

Somalia Deploys U.S.-Backed PISCES Border Control System to Modernize Immigration and Bolster National Security

June 30, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Dhagax-Dhigay Xarunta Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Dhagax-Dhigay Xarunta Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah

June 30, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Muqdisho’s Road to Progress: Mayor Lays Foundation for Key Paved Road Connecting Banadir Junction to Wadajir District
English News

Muqdisho's Road to Progress: Mayor Lays Foundation for Key Paved Road Connecting Banadir Junction to Wadajir District

June 30, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia Strengthens Diplomatic Ties with Tanzania Through High-Level Ministerial Visit
English News

Somalia Strengthens Diplomatic Ties with Tanzania Through High-Level Ministerial Visit

June 30, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Duqa Muqdisho oo Dhagax-Dhigay Waddo Laami ah oo Isku Xirta Isgoyska Banaadir iyo Degmada Wadajir
Warar

Duqa Muqdisho oo Dhagax-Dhigay Waddo Laami ah oo Isku Xirta Isgoyska Banaadir iyo Degmada Wadajir

June 30, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • PM Hamsa Barre Lays Foundation Stone for Somalia’s Ministry of Fisheries and Blue Economy Headquarters
  • Somalia Deploys U.S.-Backed PISCES Border Control System to Modernize Immigration and Bolster National Security
  • Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Dhagax-Dhigay Xarunta Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah
  • Muqdisho’s Road to Progress: Mayor Lays Foundation for Key Paved Road Connecting Banadir Junction to Wadajir District

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00