Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud oo Gaaray Garoowe

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhaweyd gaaray Magaaladda Garoowe.

Madaxweynaha ayaa ka qeybgali doona Shir looga Hadlayo Barnaamijka Hiigsiga Cusub Ee (New Deal).

Ammaanka Magaaladda Garoowe ayaa aad loo adkeeyay Waxana lagu arkayaa Xaafadaha Magaaladda Ciidamo faro badan.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor