• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Saturday, July 5, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Madaxweyne Muuse Biixi oo Shacabka Soomaaliland u Hambalyeeyay

Bilan Media by Bilan Media
July 30, 2020
in Warar, Wararka Idaacadda, XULKA WARARKA
Reading Time: 1 min read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweynaha maamulka Soomaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ugu hambalyeey shacabka  Soomaaliland maalinta Ciidul-Adxa oo barri ku beegan, waxaana madaxweynuhu uu bogaadin iyo Hambalyo u diray dhammaan umadda Muslimiinta gaar ahaan shacbiga Soomaaliland.

Waxaa uu shacabka ugu baaqay in ay yareeyaan booqashada  badan maaddaama uu jiro caabuqa Covid19, waxaana uu sheegay in qof waliba ay muhiim tahay in uu dadaalo sidii uu uga qayb qaadan lahaa caafimaadka naftiisa iyo tan dadka kale.

Madaxweyne Biixi ayaa sheegay in ay wali taagan tahay qatarta caabuqa faafa ee Covid19, waxaana uu sidoo kale sheegay in dhammaan shaqooyinkiin  caadiga ahaa dib loogu laaban doono, iskuulada iyo goobaha waxbarashada ayuu sheegay in sidii caadiga ahayd ay kusoo laaban doonaan.

Maalinta barri ah ayaa waxaa ay ku beegan tahay maalinta kowaad ee Ciidul Adxa, waxaa jira wali dhibaatooyinka Covid19 ee dunida uu ku haayo.

Previous Post

Baarlamaanka Puntland oo dood kulul ka yeeshay xeer muhiim ah

Next Post

Wariye Cabdi Casiis Gurbiye oo xorriyadisii dib u helay

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre oo Tababar u Xiray Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Gorgor
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre oo Tababar u Xiray Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Gorgor

July 3, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Sii Wada Gogosha Wadatashiga Qaran
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Sii Wada Gogosha Wadatashiga Qaran

July 3, 2025
Madaxweyneyaasha Koonfur Galbeed iyo Galmudug oo Bilaabay Is-diiwaangelinta Doorashada Deegaanka
Warar

Madaxweyneyaasha Koonfur Galbeed iyo Galmudug oo Bilaabay Is-diiwaangelinta Doorashada Deegaanka

July 3, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madasha Mucaaradka oo Kulan Xasaasi ah Ku Leh Caasimadda
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madasha Mucaaradka oo Kulan Xasaasi ah Ku Leh Caasimadda

July 3, 2025
Soomaaliya iyo Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Iskaashi Laba Geesood ah oo Ku Saabsan Dhaqaalaha Buluugga ah
Warar

Soomaaliya iyo Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Iskaashi Laba Geesood ah oo Ku Saabsan Dhaqaalaha Buluugga ah

July 3, 2025
Israa’iil oo ku hanjabtay Jawaab Milatari oo ka dhan ah Xuutiyiinta Yemen kadib Gantaal laga soo riday
Caalamka

Israa’iil oo ku hanjabtay Jawaab Milatari oo ka dhan ah Xuutiyiinta Yemen kadib Gantaal laga soo riday

July 3, 2025
Next Post

Wariye Cabdi Casiis Gurbiye oo xorriyadisii dib u helay

Hope in Sight: Hundreds in Warshiikh Receive Free Eye Treatment from Volunteer Doctors

Hope in Sight: Hundreds in Warshiikh Receive Free Eye Treatment from Volunteer Doctors

by Gesey Liban
July 4, 2025
0

Warshiikh, Somalia - In a powerful show of community-driven healthcare, a team of volunteer Somali eye doctors brought life-changing medical...

Somalia and Egypt Sign Key Memorandum of Understanding on Justice and Labour Mobility

Somalia and Egypt Sign Key Memorandum of Understanding on Justice and Labour Mobility

by Gesey Liban
July 4, 2025
0

Mogadishu, Somalia – The Council of Ministers of the Federal Government of Somalia, chaired by Prime Minister Hamza Abdi Barre,...

Council of Ministers Approves Nine Candidates for National Human Rights Commission

Council of Ministers Approves Nine Candidates for National Human Rights Commission

by Gesey Liban
July 4, 2025
0

The Council of Ministers of the Federal Government of Somalia has unanimously approved the nomination of nine candidates to serve...

Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre oo Tababar u Xiray Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Gorgor

Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre oo Tababar u Xiray Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Gorgor

by Ilhaan
July 3, 2025
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah tababar ugu soo xiray saraakiil, saraakiil-xigeenno...

Hope in Sight: Hundreds in Warshiikh Receive Free Eye Treatment from Volunteer Doctors
English News

Hope in Sight: Hundreds in Warshiikh Receive Free Eye Treatment from Volunteer Doctors

July 4, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia and Egypt Sign Key Memorandum of Understanding on Justice and Labour Mobility
English News

Somalia and Egypt Sign Key Memorandum of Understanding on Justice and Labour Mobility

July 4, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Council of Ministers Approves Nine Candidates for National Human Rights Commission
English News

Council of Ministers Approves Nine Candidates for National Human Rights Commission

July 4, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre oo Tababar u Xiray Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Gorgor
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre oo Tababar u Xiray Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Gorgor

July 3, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Sii Wada Gogosha Wadatashiga Qaran
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Sii Wada Gogosha Wadatashiga Qaran

July 3, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweyneyaasha Koonfur Galbeed iyo Galmudug oo Bilaabay Is-diiwaangelinta Doorashada Deegaanka
Warar

Madaxweyneyaasha Koonfur Galbeed iyo Galmudug oo Bilaabay Is-diiwaangelinta Doorashada Deegaanka

July 3, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Hope in Sight: Hundreds in Warshiikh Receive Free Eye Treatment from Volunteer Doctors
  • Somalia and Egypt Sign Key Memorandum of Understanding on Justice and Labour Mobility
  • Council of Ministers Approves Nine Candidates for National Human Rights Commission
  • Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre oo Tababar u Xiray Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Gorgor

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00