Wariye Cabdi Casiis Axmed Gurbiye ayaa dib xorriyadiisa u helay kadib 24saacadood oo uu ku xirnaa muqdisho, waxaana la sheegay in uu bixiyay lacag ganaax aahyd oo shalay Maxkamaddu ay ku xukuntay.
Gurbiye ayaa lagu xukumay 6-bilood oo xabsi ah iyo lacag lagu sheegay caddadeeda shan malyan oo shilin Soomaali aj, balse Wararka qaar ayaa tilmaamaya in lacagtii ganaaxa ahayd uu bixiyay, sidoo kalena muddadii xabsiga uu gatay.
Xarrigga wariyaha ayaa waxaa ka xumaaday ururada saxaafadda, waxaana canbaareeyay hay’adaha u dooda xuquuqda aadanaha