Madaxweyne Gaas oo Magacaabay Taliyaha amniga doorashada Puntland

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweyaha Maamulka Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa lagu Magacaabay taliyaha Amniga xilliga doorashada Madaxweynaha Puntland.

Wareegtada ayaa waxaa taliyaha sugida amniga xilliga doorashada Puntland loogu Magacaabay S/Gaas Cabdirisaaq Siciid Diiriye.

Hoos Ka Akhriso Wareegtada Magacaabista.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor