Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ayaa waxaa xilka qaadis iyo Isku-shaandheyn loogu sameeyay golaha Wasiirada Dowlad goboleedka Jubbaland.
Waxaa Madaxweynaha Jubbaland uu sameeyay Magacaabis iyo Iskushaandheyn,Wasiiro,Wasiir ku xigeeno iyo Wasiiru Dowlayaal.
Lama sheegin sababaha xilligaan keenay xilka qaadista iyo Isku-sheendheynta Golaha wasiirada Jubbaland uu ku sameeyay Madaxweyne Axmed Madoobe.
Hoos Ka Akhriso wareegtada ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Jubbaland.