Madasha Xisbiyada Qaran ayaa goordhow soo saartay War Saxafadeed lagu dalbanayo in la ilaaliyo xuquuqda Xildhibaannada ka soo jeeda Gobollada Waqooyi u leeyihiin in si’ xor ah oo loogu doorto magaalada Muqdisho.
MXQ ayaa ku talisay in Guddoonka Aqalka sare Cabdi Xaashi looga dambeeyo magacaabidda Guddiyada loo xil saarayo maamulka Doorashada Mudanayaasha ka soo jeeda G/Waqooyi, maadaama uu yahay masuulka ugu sarreeyo ee la doortay kana soo jeeda Somaliland.
Hoos ka aqriso Warsaxafadeedka