Mudayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maalinta Berito oo Arbaco ah ayaa la filayaa in Xarunta Golaha Shacabka ay ku yeelaan doonaan Kulankoodii caadiga ahaa.
Kulanka Beri ayaa ka duwanaan doona kulamadii la soo haafay, waxaan la shegay in looga hadli doono qaraxii khasaaraha badan geestay ee 14 bishaan ka hacay Isgoyska Zoobe ee Magaalada Muqdisho.
Ajandaha Kulanka ayaa waxaa loogu Magacdaray Gargaarka Musiibadii ka dhacday Isgoyska Soobe